![]() "Madaxweyne Qarankii loo Dhaariyey Wuu u Hoolhoolay, Wuu Hagardaameeyey, Shacabkuna Maaha kii Shalay Qabyaalada iyo Reer Hebel siray".. Xildh. Mubaarik Xeeldheere
"Madaxweyne Qarankii loo Dhaariyey Wuu u Hoolhoolay, Wuu Hagardaameeyey, Shacabkuna Maaha kii Shalay Qabyaalada iyo Reer Hebel siray".. Xildh. Mubaarik Xeeldheere
"Madaxweyne Muuse biixi isaga ayaa loo dhaariyey difaaca dalka. Sidaa daraadeed, Qarankii loo dhaariyey wuu u hoolhoolay, wuu hagardaameeyey, haybadii Qaranka ayaa luntay oo maxaabiistii ugu tirada badnayd iyo Generalis ayaa cadawga gacantiisa galay, Welina la isma weydiin sidii loo soo furdaamin lahaa. Sidaa awgeed, wuxuu Madaxweyne biixi ku toodhoonayaa oo uu fagaaraha la yimi, aniga doorashada helaya ee aqbala najiijada doorashada Xisbiyada mucaaradkoow... Subxaanka yaa Cadiim!!! Waxaase hore loo yidhi Libaax nin ganey iyo nin galadayba Ogsoon....Shacabkuna maaha kii shalay Qabyaalada iyo Reer Hebel siray..... Leave a comment |
|