![]() "Xisbiyada mucaaradka ah Waxa ka Awood batay taageerayaashii...In la Hago ayay u baahan yihiin, ee ma aha inay mar Ugbaad noqdaan, mar Bushaaro noqdaan, mar Mayal noqdaan, mar Qalas noqdaan marna ay ilig noqdaan". Maayir Hore Cabdirisaq Hiiro...
"Xisbiyada mucaaradka ah Waxa ka Awood batay taageerayaashii...In la Hago ayay u baahan yihiin, ee ma aha inay mar Ugbaad noqdaan, mar Bushaaro noqdaan, mar Mayal noqdaan, mar Qalas noqdaan marna ay ilig noqdaan". Maayir Hore Cabdirisaq Hiiro...
"Xisbiyada mucaaradka ah waxa ka awood batay taageerayaashii. Waxa ay gaadheen heer aanay xakamayn karin hadalkooda iyo ficilkooda. Taasi waxa ay caddaynaysaa halabuur la’aanta dadka u magacaaban mucaaradka oo badanaa faallo [Reaction] uun ka bixiya hadba xaaladda waagu ugu beryo xukuumadda. Taageerayaashu in la hago ayay u baahan yihiin, ee ma aha inay mar Ugbaad noqdaan, mar Bushaaro noqdaan, mar Mayal noqdaan, mar Qalas noqdaan marna ay ilig noqdaan. Farsamooyin xukuumadda lagu miro oo farshaxankooda ay lataliyeyaal u baahdaan ayaa curintooda la rabaa. Haddii kale, berrina waa hebel faalladuna waa halkeedii. Imminkana Bambo qabiil ayaa loo dhiibayaa jamaahiirtii, ka daayana ma odhan karaan! Sidii wax ay rag is hayaan u dhaqma, sidii shaydaankana u fikira wuxu waa siyaasade". ayuu yidhi Maayirkii hore ee Magaalada Burco. Leave a comment |
|
"Xisbiyada mucaaradka ah Waxa ka Awood batay taageerayaashii...In la Hago ayay u baahan yihiin, ee ma aha inay mar Ugbaad noqdaan, mar Bushaaro noqdaan, mar Mayal noqdaan, mar Qalas noqdaan marna ay ilig noqdaan". Maayir Hore Cabdirisaq Hiiro...
"Xisbiyada mucaaradka ah Waxa ka Awood batay taageerayaashii...In la Hago ayay u baahan yihiin, ee ma aha inay mar Ugbaad noqdaan, mar Bushaaro noqdaan, mar Mayal noqdaan, mar Qalas noqdaan marna ay ilig noqdaan". Maayir Hore Cabdirisaq Hii