![]() Shirkadda Dahabshiil Group oo Abaal-marino Gudoonsiiyay Ardayda ku Guulaysatay Tartanka Quraanka Kariimka ah....
Shirkadda Dahabshiil Group oo Abaal-marino Gudoonsiiyay Ardayda ku Guulaysatay Tartanka Quraanka Kariimka ah.... Masaajidka Cali Mataan ayaa si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay tartanka Quraanka Kariimka ah ee ay maalgaliso shirkadda Dahabshiil Group.
Tartankan oo ah ka ugu taariikhda dheer tartannada Quraanka Kariimka ah ee soomaalidda. waxa ka qayb galay ardayda ku tartamaysay 30 ka juz oo ka kala socda gobollada.
waxana munaasibadda xidhitaanka ka soo qaybgalayguddida wasiirka Diinta iyo Awqaafta, wasiirka waxbarashadda, culimaa udiinka dalka iyo masuuliyiin shirkadda Dahabshiil iyo bulshada guud ahaan.
Waxa sanadkan 2024 tartanka quraanka ah ku guuleystay:-
1- Kaalinta Koobaad - Gobolka Togdheer – Leave a comment |
|
Shirkadda Dahabshiil Group oo Abaal-marino Gudoonsiiyay Ardayda ku Guulaysatay Tartanka Quraanka Kariimka ah....
Shirkadda Dahabshiil Group oo Abaal-marino Gudoonsiiyay Ardayda ku Guulaysatay Tartanka Quraanka Kariimka ah....