![]() Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo la filayo inuu Safar shaqo ku Tago Dalka Maraykanka..
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo la filayo inuu Safar shaqo ku Tago Dalka Maraykanka..
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la sheegay in uu safar ugu baxayo Dalka Maraykanka.
Safarkan oo aan la ogayn Goorta uu ku beegan yahay, hasayeeshee waa mid la hadal hayay baryahanba.
Waxa uu noqonayaa safarkii Labaad ee uu dalkaasi ku tago, kaas oo Iminka ku soo beegmaya xilli ay dawladda Maraykanku Dagaal kula jirto Xuutiyiinta.
Mar sii horeysayna Raysal Wasaaraha Djabouti oo la waydiiyay bal in saldhiga Milatariga ee Maraykanku uu ku leeyahay Djabouti in Xuutiyiinta laga weeraro waxa uu ku Jawaabay in arrintaasi diideen. Leave a comment |
|
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo la filayo inuu Safar shaqo ku Tago Dalka Maraykanka..
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo la filayo inuu Safar shaqo ku Tago Dalka Maraykanka..