Netherlands Oo Guuldaro 3:1 Baday Xulka USA

0
Saturday December 03, 2022 - 20:01:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 415
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Netherlands Oo Guuldaro 3:1 Baday Xulka USA

    Netherlands Oo Guuldaro 3:1 Baday Xulka USA

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Netherlands Oo Guuldaro 3:1 Baday Xulka USA Doxa, (Xogreeb.com) – Xulka Kubadda cagta ee dalka Netherlands ayaa ciyaar kulul oo ay iskaga hor yimaadeen Xulka Maraykanka waxay ugu quus-gooyeen Saddex Gool iyo Hal.
Ciyaartan ayaa ka dhacday garoonka kubada cagta ee Khalifa International Stadium.
Xulka dalka Netherlands ayaa daqiiqadii tobnaad ee ciyaarta ku hubsatay goolkii 1aad shabaqa Maraykanka, halka kii labaadna uu dhashay 46aad ee qaybta hore.
Ciyaarahan koobka aduunka ee ka socda dalka Qatar ayaa galay wareegii labaad ee 16ka Knech outka oo xulkii laba badiyaa uu si toos ah diyaarada ugu raacayaa dalkiisa.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured