Somaliland Oo Lagu Eedeeyey Inay Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanada Ingiriiska Iyo Maraykanka Ay Hadyado Siisay Si Ay Ugu Doodaan Qadiyada Aqoonsiga

0
Tuesday November 01, 2022 - 00:32:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2098
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Lagu Eedeeyey Inay Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanada Ingiriiska Iyo Maraykanka Ay Hadyado Siisay Si Ay Ugu Doodaan Qadiyada Aqoonsiga

    Somaliland Oo Lagu Eedeeyey Inay Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanada Ingiriiska Iyo Maraykanka Ay Hadyado Siisay Si Ay Ugu Doodaan Qadiyada Aqoonsiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Oo Lagu Eedeeyey Inay Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanada Ingiriiska Iyo Maraykanka Ay Hadyado Siisay Si Ay Ugu Doodaan Qadiyada Aqoonsiga London, (Xogreeb.com) - Wargeyska The Guardian ee ka soo baxa UK, ayaa baahiyey in dawladda Somaliland ay ka mid tahay dawlado la ogaaday in ay hadiyado iyo deeqo su’aalo la iska waydiinayo ay ” siisay xildhibaano ka tirsan Aqalada sharci-dajinta UK iyo Maraykanka.

Hase yeeshee Sharci Federaalka Maraykanka ka jira ayaa  mamnuucayaa deeqaha laga helo muwaadiniinta ama dawladaha ajnabiga ah.

Somaliland ayaa ah dal ka tirsanaa Soomaaliya oo doonaya inay ka go’aan Soomaaliya. Marka laga soo tago U.K, waxa kale oo ay dawladda Somaliland ka ololaynaysaa Congress-ka Maraykanka. Sharci ayaa la horkeenay aqalka Congress-ka Maraykanka, kaas oo dhigaya in Maraykanku u aqoonsado Somaliland dal madax-bannaan.
Balse Von Batten-Montague-York waxa uu u ololaynayaa Congress-ka iyo Maamulka Biden si looga hor istaago in sharcigani aanu waligii aan la ansixin si aanu sharci u noqon.
Waxaana jirtay in dawlada Somalia oo ka soo horjeeda in la aqoonsado Somaliland inay qareen ka qabsatay Von Batten-Montague-York si loo hor istaago.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured