![]() Wefti ka socda KULMIYE oo kulammo is-xog-waraysi ah la qaatay maamulka xisbiga iyo waxgaradka degmada Gar-adag
Wefti ka socda KULMIYE oo kulammo is-xog-waraysi ah la qaatay maamulka xisbiga iyo waxgaradka degmada Gar-adag
Gar-adag, (Xogreeb.com)-Wefti ka socda hoggaanka xisbiga KULMIYE oo uu hoggaaminayo guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee KULMIYE, mudane Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere) oo safar shaqo ku maraya gobollada bariga dalka, ayaa maanta kulamo is-xog-waraysi ah la qaatay maaulka xisbiga ee degmada Gar-adag, mudaneyaasha degmada ee xisbiga kasoo baxay iyo waxvarad kale oo degmada ku dhaqan.
xubnaha weftiga ayaa ugu horrayn warbiximmo ka dhegaystay maamulka degmada iyo mudaneyaasha xisbiga kasoo baxay ee golaha deegaanka, waxana ay dhankooda uga warrameen ujeeddada safarkooda oo salka ku haysa dardargelinta hawlaha xisbiga iyo iskuxidhka taageerayaasha iyo xisbiga, maaddaama haatan la galay jawi doorashooyin. Leave a comment |
|