Golaha Guurtida Oo Muddo Kordhin 2 Sano Ah U Sameeyey Madaxweyne Muuse Biixi

0
Saturday October 01, 2022 - 11:01:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1424
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Guurtida Oo Muddo Kordhin 2 Sano Ah U Sameeyey Madaxweyne Muuse Biixi

    Golaha Guurtida Oo Muddo Kordhin 2 Sano Ah U Sameeyey Madaxweyne Muuse Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Guurtida Oo Muddo Kordhin 2 Sano Ah U Sameeyey Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa, (Xogreeb.com) – Fadhi ay maanta iskugu yimaadeen Golaha Guurtida Somalilland ayaa muddo laba sannadood ah u kordhiyay Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo mudo xileedkiisii 1aad dhamaaday.

Mudo kordhintan golaha Guurtida Somaliland saaka ay ansixiyeen ayaa macnaheedu tahay in doorashada Madaxtooyadu ay qabsoonto 13-12-2024.

dhinaca kale Golaha Guurtida ayaa iyagu kordhistay xiliga ay sii joogayaan ilaab2027ka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured