![]() Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo Ka Hadlay Shidaal Laga Helay Deegaanka Bahadhamal Ee Hargeysa
Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo Ka Hadlay Shidaal Laga Helay Deegaanka Bahadhamal Ee Hargeysa
Hargeysa, (Xogreeb.com) - Somaliland ayaa ku dhawaaqdey inay keyd shidaal ka heshay deeganka Bahadhamal oo ah duleedka magaalada Hargeysa.
Deegankan oo laga qodaayey ceel biyood ayaa markii la qoday 450 Miter ayaa la gaadhay shidaalkan .
Wasiirka macdanta Somaliland Cabdilaahi Faarax oo warbaahinta la hadley ayaa shaacisay in halkaas lagu arkay 3 calamadood oo shidaalku leeyahay. Leave a comment |
|