![]() Jaaliyada Magaalada Bristol Xaflada taageerida Ictiraafka somaliland.
Jaaliyada Magaalada Bristol Xaflada taageerida Ictiraafka somaliland.
Bristol(Xogreeb.com)-Aqoonyahan iyo waxgaradka Magaalada Bristol ayaa habeen hore waxay isku yimaadeen xaflada kooban oo ay ku taageerayeen isku soo bixii Shacbiga reer somaliland ee Magaalooyinka Hargaysa, Boorma,Berbera,Burco,Laascanod iyo Ceerigaabo, waxa xafladaa ka hadlay xubno kala duwan oo matalaayey jaaliyada Magaalada bristol waxan ay xubnahaasi baraarujin iyo taageeraba ay sheegeen in ay maalin iyo habeen ku dadaali doonaan in ay aan marnaba laga nasan ictiraaf raadinka Soomaliland, waxa ay xafladaasi ku soo dhamaatay jawi dagan. Leave a comment |
|
Jaaliyada Magaalada Bristol Xaflada taageerida Ictiraafka somaliland.
Jaaliyada Magaalada Bristol Xaflada taageerida Ictiraafka somaliland.