Sideen Lacag ku heli karaa oo aan Taajir u Noqon Karaa?????
Aniga , Adiga iyo Dadka intiisa badan waxaan is weydiinaa ama aan ubaahanaa, in aan jawaab waafi ah aan uhelno su'aashan ah, Sideen lacag ku helikaraa oo aan
Aniga , Adiga iyo Dadka intiisa badan waxaan is weydiinaa ama aan ubaahanaa, in aan jawaab waafi ah aan uhelno su'aashan ah, Sideen lacag ku helikaraa oo aan ku noqon karaa Taajir weyn???? su'aashaan Aniga waxaan maalin walba is weydiiyaa in kabadan 10 jeer markaan ku daalay shaqo waxaan jawaab uraadiyaa su'aashaan si aan Taajir unoqdo ama aan lacag uhelo
waxaan la kulmay jawabahaan aan ka helay asxaabteyda iyo dad kala duwan waanaa sidan jawabahooda 1- shaqeeyso,sid aad lacag uhesho 2- wax baro si aad lacag uhesho 3- Ganacsi furosi aad lacag uhesho 4-Beer falo si aad lacag uhesho 5- Xoolo dhaqosi aad lacag uhesho 6-Kaluumaysato noqosi aad lacag uhesho 7-Qoraa noqosi aad lacag uhesho 8-Muqalas noqosi aad lacag uhesho 9-Baarlamaanka galsi aad lacag uhesho 10-Naag caruur badan dhashay oo yurub joogto guursosi aad lacag uhesho 11-Nayroobi tag oo dukaan kafurosi aad lacag uhesho 12-Dubay tag oo ganacsi kafurosi aad lacag uhesho 13-Maqaayad furosi aad lacag uhesho 14-Naag fanaan ah guursosi aad lacag uhesho 15-Bas wade noqosi aad lacag uhesho 16-Harqaanle noqosi aad lacag uhesho 17-Qaadwale noqosi aad lacag uhesho 18-Aqoonsi uraadi somaliland si aad lacag uhesho 20-NGO sameesyosi aad lacag uhesho 21-Qabqable noqosi aad lacag uhesho 22-Bakaaraha tag baqaar ka furosi aad lacag uhesho 23-Faroole dhinaca amniga ayaan kaala talinyaa ku dheh si aad lacag uhesho 24-ALshabaab ku dheh BLACK LIST USA Ayaan idinka soo saaraayaa si aad lacag uhesho 25-Ceelasha biyaha dadka joogo leen yurub ayaan idin hayaa ku dhehsi aad lacag uhesho 26-Jagada Madawx weynaha isku soo sharaxsi aad lacag uhesho 27-Sarifle noqosi aad lacag uhesho 28- Wariye noqosi aad lacag uhesho 29-Arinta KALSHAALE wax karaadsosi aad lacag uhesho 30- Abaarahaan ka jira soomalia ka faa iidayso si aad lacag uhesho 31-SHEEKH shariif marlaab in uu isa soo sharaxo ku dhiiri gelisi aad lacag uhesho 32- Dahable noqosi aad lacag uhesho 34-Meel marqaan furosi aad lacag uhesho 35-SHeekh noqo oo dadka Xajka iyo cumrada uwadosi aad lacag uhesho 36- UNIVESRALTV qorshe ka gadmaayo ugeeysosi aad lacag uhesho 37-webka amiin ARS camal furosi aad lacag uhesho 38- Xawalad furosi aad lacag uhesho 39-SHaleemo furosi aad lacag uhesho 40- Goofkii awoowahaa ku laabo dadkaada wax barsi aad lacag uhesho 41-Hubka ka ganacsigiisa biloowsi aad lacag uhesho 42-Sirdoonak mareykanka ushaqo doonosi aad lacag uhesho 43-Shirkad dhismo sameeysosi aad lacag uhesho 44- ALshaab ushaqo doono si aad lacag uhesho 45-Goob shidaal furosi aad lacag uhesho 46 Naag shidan guursosi aad lacag uhesho 47 Qof taajir ah saxiib lanoqosi aad lacag uhesho 48- Farsamo yaqaan noqosi aad lacag uhesho 49-Paaltalk meel fiican ka qabsosi aad lacag uhesho 50. wadaad wax mehriyo noqosi aad lacag uhesho 51-SHirkaad batroolka baarto geeyso somaliyasi aad lacag uhesho 52- Webside furo oo dadka iyo shirkadaha lagu handado 53-proferesnoqo sida SAMATARADA isku habeey si aad lacag uhesho 54-Cilaan saar baro si aad lacag uhesho 55-Yuusuf garad farsamadiisa barosi aad lacag uhesho 56-MUdulood ku dheh dhulka idinkaa leh si aad lacag uhesho 57-Madarkicis dheh xamar lama kala xigosi aad lacag uhesho 58-Barakacayaasha qorshe uraadiskooda gal si aad lacaag uhesho 59-Naag duq ah guursosi aad lacag uhesho 60-SHariif sakiin FAALKA ayaan aqaanaa ku dhehsi aad lacag uhesho 61-ganacsatada koofur afrika Hub in aad qaadan kartaan ayaan idin soo dhameen karaa ku dhehsi aad lacag uhesho 62-Sixiroole noqo oo naagaha ufaaliyosi aad lacag uhesho 63-Qanyare murusade adigaa oday ka ah ku dhehsi aad lacag uhesho 64-Muuse suudi wacbuudhan la aantiisa abgaal yaaba arki lahaa ku dhehsi aad lacag uhesho 65-Cabdiqaasim ku dheh arin xasaasi ayaan kuu hayaasi aad lacag uhesho 66-WFB ceebtooda raadi oo sawir ka dabo qaado inay hub geeyana soomaliya soo sheegsi aad lacag uhesho 67-INDHA CADE MARKO ayaad ku dhalatey adigaa shabeelaha hoose leh ku dhehsi aad lacag uhesho 68 - UNHCR Xaalka somaliya waa xumaaday dad badan ayaan soo bara kacay ku dheh UNHCRsi aad lacag uhesho 69-ABUUMANSUURA sheekul sharaf ayaa tahay ku dhehsi aad lacag uhesho 70-Idaacad furosi aad lacag uhesho 71-Been sheegid barosi aad lacag uhesho 72-meel dharka lagu dhaqo furosi aad lacag uhesho 73-UK usoo guursi aad lacag uhesho 74-CALLING CARD gadid biloowsi aad lacag uhesho 75-Ciyaartooy noqosi aad lacag uhesho 76-dhulka soomaliya oo la kala boobaayo ka qayb gal Badda ama Beriga meel gadosi aad lacag uhesho 77-Dastuurka qabyada ah u shaqo doonosi aad lacag uhesho 78-Tikniko sameeysosi aad lacag uhesho 79-Hawiye land ayaan sameeynayaa dhehsi aad lacag uhesho 80-Jihaadka waa xaq SHeekh xasan daahir ku dhehsi aad lacag uhesho 81-AMISOM somali ayaad tihiin dhehsi aad lacag uhesho 82-Mowliid macaani ku dheh 4,5 xaq ma ahansi aad lacag uhesho 83-Xasharo aqoonyahanka baarlamaanka ugu sareeyo ayaad tahay dhehsi aad lacag uhesho 84-Ka ganacsiga Daroogada biloowsi aad lacag uhesho 85-Milaz Zenaawi geesigii geeska afrika ayaad tahay ku dhehsi aad lacag uhesho 86-Naagtaada quruxleey ayaad tahay ku dhehsi aad lacag uhesho 87-Tony Blair dhaqanka islaamka ayaad taqaanaa ku dhehsi aad lacag uhesho 88- Obama ninka qaringaan 21 ayad tahay ku dhehsi aad lacag uhesho 89-Jiim gal si jirkaada aad udhistosi aad lacag uhesho 90-walxaha qarxo sida loo sameeyo barosi aad lacag uhesho 91-NUUR cade Halyeey ayaad tahay ku dhehsi aad lacag uhesho 92-Janaraal darajadiisa xiro si aad lacag uhesho 93-Daawooyinka dhacay geey soomaliya si aad lacag uhesho INtaan jawaboodMarkii aan helayoon ku wareeray mid aan qaato anigoo sidaas u wareeray ayaa TEL ii soo dhacay oo qof igu dhahay walaaloow su'aashii aad jawabta udoonaysay ayaan jawaab fiican kaaga hayaa, si aad lacag uhesho oo aad taajir u noqoto ayaan kuu soo helay webmaster@geesguud.com geesguud@gmail.com Last Updated on Wednesday, 16 March 2011 14:33 Leave a comment |
|
Sideen Lacag ku heli karaa oo aan Taajir u Noqon Karaa?????
Aniga , Adiga iyo Dadka intiisa badan waxaan is weydiinaa ama aan ubaahanaa, in aan jawaab waafi ah aan uhelno su'aashan ah, Sideen lacag ku helikaraa oo aan