Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalada Itoobiya; Xaalad Deg Deg Ah Oo Lagu Soo Rogay Dalka, Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa Uga Digay In Ay Usafraan Itoobiya.

0
Wednesday November 03, 2021 - 05:24:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 459
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalada Itoobiya; Xaalad Deg Deg Ah Oo Lagu Soo Rogay Dalka, Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa Uga Digay In Ay Usafraan Itoobiya.

    Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalada Itoobiya; Xaalad Deg Deg Ah Oo Lagu Soo Rogay Dalka, Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa Uga Digay In Ay Usafraan Itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalada Itoobiya; Xaalad Deg Deg Ah Oo Lagu Soo Rogay Dalka, Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa Uga Digay In Ay Usafraan Itoobiya.
ADIS ABABA(xogreeb.com)-Golaha wasiirada dawlada fadaraalka ee Itoobiya ayaa dalka kusoo rogay xaalad deg deg ah kadib markii Ay sii adkaatay dagaal udhexeeye jabhada tigrey oo maalmihii Udanbeeyay dagaaladi ay kula jiray dawlada ku qabsatay deegaano muhiim
Xukuumada raysa-wasaare Abiye Ahmed ayaa shaacisay in dalka lagu soo rogay xaalad  deg deg ismarkaana gabi ahaanba la laalay maamulkii rayidka dalkana lagu xumi doona xukun milatari kaasi oo socon doona ilaa lix bilood.
Xaalada deg deg ah ee dalka itoobiya lagu soo rogay ayaa Dhaqan gali doonta 48sacadood gudahood taasi oo lagu Horgaynayo golaha baarlamaanka si ay u ansixiyaan.
Ciidamada tigrey iyo jabhada oromada ee OBA Ayaa iyagu Sheegay in ay kusoo waajahan yihiin caasimada dalka itoobiya Ee adis ababa halka maayarka magaalada adis uu shacabka ugu Baaqay In Ay Difaacdaan dalkooda 
Dhanka Kale Dawlada maraykanka ayaa muwaadiniinteeda uga Digtay in aanay usafrin dalka itoobiya oo hada ku jira xaalad Jaho wareer oo aan la garan Karin waxa ay ku danbayn doonto
Halka ay gabi ahaanba wax iska badaleen duulimaadyadii Diyaaradaha ee dalka itoobiya gaar ahaan magaalooyinka ay hada gacanta ku dhigeen jabhada tigrey iyo kuwo kaleba.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured