Masuul Ka Hadlay Socdaal Uu Hargaysa Ku Joogo Siyaasi Jaamac Yare, Sheegayna In Aanay Jirin Cid Xidhay!.

0
Tuesday August 24, 2021 - 01:41:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 609
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masuul Ka Hadlay Socdaal Uu Hargaysa Ku Joogo Siyaasi Jaamac Yare, Sheegayna In Aanay Jirin Cid Xidhay!.

    Masuul Ka Hadlay Socdaal Uu Hargaysa Ku Joogo Siyaasi Jaamac Yare, Sheegayna In Aanay Jirin Cid Xidhay!.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Masuul Ka Hadlay Socdaal Uu Hargaysa Ku Joogo Siyaasi Jaamac Yare, Sheegayna In Aanay Jirin Cid Xidhay!.

Siyaasi jaamac Maxamed qaalib jaamac yare oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee aaminsan mabda,a Somali wayn ayaa socdaal ku jooga casimada Somaliland ee hargaysa kaasi oo aan la shaacin ujeedadiisa iyo in uu ka noqday mabdi,ii uu aaminsanaa

Hadaba agaasimihii hore ee wasaarada xidhiidhk golayaasha maxamed xuseen dhambeeye ayaa ka halay safarka siyasi jaamac yare ku jooga hargaysa meeshana ka saaray in lagu xidhay madaarka cigaal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured