Gudoomiyaha Ururka SOLJA Oo Digniin u La Hab-saamay oo La Xidhiidha Natiijada Doorashada U diray Wariyayaasha Ka Hawlgala Somaliland.

0
Wednesday June 02, 2021 - 02:28:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 582
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Ururka SOLJA Oo Digniin u La Hab-saamay oo La Xidhiidha Natiijada Doorashada U diray Wariyayaasha Ka Hawlgala Somaliland.

    Gudoomiyaha Ururka SOLJA Oo Digniin u La Hab-saamay oo La Xidhiidha Natiijada Doorashada U diray Wariyayaasha Ka Hawlgala Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Ururka SOLJA Oo Digniin u La Hab-saamay oo La Xidhiidha Natiijada Doorashada U diray Wariyayaasha Ka Hawlgala Somaliland.

Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland ee solja ayaa wariyayaasha ka hawlgala warbaahinta somailand uga mahad celiyay sidii ay usoo gudbiyeen codbixintii doorashada isku sidkan ee deegaanka iyo wakiilada Somaliland

Sidoo kale gudoomiyaha ururka solja ayaa wariyayaasha uga digay baahinta wararka kusaabsan natiijada doorashada in aanay ka hor dhicin dhawaaqa komishanka oo iyagu xaq uleh shaacin natiijada doorashada wakilada iyo deegaanka ee cida soo baxday iyo cida hadhay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured