Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Ka Hadlay Dhalinyaro Lagu laayey Magaalada Muqdisho, Kaddib markii ay ku Xuseen Munaasibada 18-ka May....

0
Sunday May 23, 2021 - 00:26:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 499
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Ka Hadlay Dhalinyaro Lagu laayey Magaalada Muqdisho, Kaddib markii ay ku Xuseen Munaasibada 18-ka May....

    Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Ka Hadlay Dhalinyaro Lagu laayey Magaalada Muqdisho, Kaddib markii ay ku Xuseen Munaasibada 18-ka May....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Kayd Cabdilahi Xandule oo Ka Hadlay Dhalinyaro Lagu laayey Magaalada Muqdisho, Kaddib markii ay ku Xuseen Munaasibada 18-ka May....
"Waxaan habeen dhawayd Daawaday waraysi daahir Calasaw waydiinaayo inan/ gabadh u dhalatay Somaliland ee dhacdadii  dhalin yaro Reer Somaliland ah ee muqdisho rabay inay ku qabtaan Munaasibadii 18-May oo lala laayey, jidh-dilka aadka u  fool-xuna lagula kacay,  wuxuu waydiiyey inanta Hargaysa qofkii Calanka Somaliya lagu arko waa la xidha, idina waxaa Doonaysaan inaad Munaasibad Muqdisho ku qabataane maxaa idinka khaldan, inanta oo  sida hadalkeeda iiga  muuqanaysay ahayd Gabadh dhaqanka taqaana ayaa Daahir calasow ku tidhi Xadhigu walaal Cadd raganimo, laakiin  in hablaha Dharka fagaare lagaga Saaro anagu Ma naqaano dhaqanka iyo Diinta midna meel ay kaga jirtee adigu ma sidaas baad Sharaf u aragtaa.
 labadaa kelmedood waxaa iiga muuqtay inaynaan ahayn umad dhaqan iyo Hidde  midna wadaagta , xitaa waxa aynu wanaaga u naqaano ay xumaan u yaqaanaan, ninkaas dhan ee wariyaha u eegina aanu kala garanayn intaas inantu ay garanaysay.
Sidaa daraadeed waxa  markii hore ee aynu midawna  isu  af garan waynay ahayd  ilaa iyo haddana xitaa garowshiinyo looga la, yahay sida uu u kala fog yahay dhaqankeenu, ( waxaad Ceebta u Taqaan dad bay Caadadooda tahay ).
Waa bilahi Tawfiiq. 
Kayd Cabdilahi Xandule 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured