Madaxwaynaha Jsl Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Safar Dhinaca Dhulka Ah Kaga Soo Baxay Jabuuti, Laguna Soo Dhaweeeyay Xuduudka Lowyo Cado.

0
Monday December 28, 2020 - 19:28:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 767
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Jsl Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Safar Dhinaca Dhulka Ah Kaga Soo Baxay Jabuuti, Laguna Soo Dhaweeeyay Xuduudka Lowyo Cado.

    Madaxwaynaha Jsl Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Safar Dhinaca Dhulka Ah Kaga Soo Baxay Jabuuti, Laguna Soo Dhaweeeyay Xuduudka Lowyo Cado.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha Jsl Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Safar Dhinaca Dhulka Ah Kaga Soo Baxay Jabuuti, Laguna Soo Dhaweeeyay Xuduudka Lowyo Cado.

LOWYO(Xogreebnews)-Waftigii uu hogaaminayay madaxwaynaha Somaliland oo mdo lix cisho h safar ku joogay dalka jabuuti ayaa kaga soo anbo baxay safar dhinaca dhulka oo uu ugu soo gudbay dhinaca Somaliland.

Waftiga madaxwayne biixi ayaa goordhawayd lagu soo dhaweeyay magaalo xuduudeedka Lowyo cado ee udhaxaysa jabuuti iyo Somaliland iyo magaalada saylac.

Madxwaynaha iyo waftigiisa ayaa usoo jeeda dhinaca Caasimada somaliland wallow wararka qaar sheegayaan in uu safar ku marayo dhinaca xeeb oo uu kusii jeedo ceerigaabo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured