Haldoor Marwo Caasha Xuseen Maraykan oo u Sharaxan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Gobolka Saaxil...

0
Thursday August 13, 2020 - 17:09:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 819
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haldoor Marwo Caasha Xuseen Maraykan oo u Sharaxan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Gobolka Saaxil...

    Haldoor Marwo Caasha Xuseen Maraykan oo u Sharaxan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Gobolka Saaxil...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haldoor Marwo Caasha Xuseen Maraykan oo u Sharaxan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Gobolka Saaxil...
Berbera(Xogreebnews)-Marwo Caasha Xuseen Maraykan oo kamid ah Haweenka Haldoorka ah ee reer Somaliland, ayaa kamid noqotay Musharaxiinta golaha Wakiilada Somaliland ee la Filayo doorashadoodu inay ka qabsoonto dalka.
Marwo Caasha Xuseen Mareykan, ayaa u Sharaxan golaha Wakiilada Gobolka Saaxil, iyadoo kamid ah Shaqsiyaadka taageerada badan ka haysta Bulshada ku nool Gobolka Saaxil iyo nawaaxigeeda. 
Haldoor Caasha Xuseen Maraykan, ayaa kamid ahayd Masuuliyiintii Xisbiga Waddani ee qaarada Yurub, sidoo kale waxa ay kamid tahay shaqsiyaadka sida weyn ugu oloolleya qadiyada gooni isu taaga Somaliland.
Si kastaba ha haatee Marwo Caasha Xuseen Maraykan waxa lagu tilmaama dadka hadii ay kusoo baxaan doorashada Barlamaanka ee dhowaan la Filayo inay dalka ka dhacdo, sida weyn ugu taagan qabyo tirka shuruucda dalka iyo weliba arimaha xuquuqal insaanka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured