"Cidna ka Yeeli Mayno wax Qaranimadayada wax u Dhimaya, cidina Naguma Matasho Biyaha Bada-cas, Ma nihiin Qolo ku baqanaysa cidbaa xoog weyn, iyo Taangibuu wataa". Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

0
Tuesday July 21, 2020 - 16:38:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 710
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Cidna ka Yeeli Mayno wax Qaranimadayada wax u Dhimaya, cidina Naguma Matasho Biyaha Bada-cas, Ma nihiin Qolo ku baqanaysa cidbaa xoog weyn, iyo Taangibuu wataa". Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

    "Cidna ka Yeeli Mayno wax Qaranimadayada wax u Dhimaya, cidina Naguma Matasho Biyaha Bada-cas, Ma nihiin Qolo ku baqanaysa cidbaa xoog weyn, iyo Taangibuu wataa". Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Cidna ka Yeeli Mayno wax Qaranimadayada wax u Dhimaya, cidina Naguma Matasho Biyaha Bada-cas, Ma nihiin Qolo ku baqanaysa cidbaa xoog weyn, iyo Taangibuu wataa". Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.
Hargeysa(Xogreebnews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka Hadlay Ciidamo la sheegay dawlo isu-tagay inay doonayaan in Ciidamo ka sameeyan Biyaha Bada Cas oo ay leedahay Jamhuuriyadda  Somaliland. 
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlaayey Xaflad loo qabtay duf-cadii 32 ee Ciidamada Booliska iyo Milateriga oo Maanta ka qalin-jebiyey dugsiga tabobarka ee Mandheera, ayaa sheegay in aanay Somaliland marnaba aqbalayn Ciidamo aan laga talo-gelin, isla markaana amniga Bada iyo beriga Somaliland ay ku filan tahay.
Madaxweynaha oo arimaha si Diblumaasiyadeed uga hadlaya, waxa uu yidhi.
"Cidna ka yeeli mayno wax qaranimadayada wax u dhimaya, cidina naguma matasho Biyaha Bada-cas, Dawladaha yidhi, Bada-cas ayaan u Samaynayaa Ciidan difaaca, ee Magacyaasha badan ee 8-da dawladood ah. Waxaan u sheegaynaa in Bada iyo berigayaga anagaa diffaacana, cid aan nalagala tashan, iman mayso kana yeeli-mayno.
Ma nihiin qolo ku baqanaysa cidbaa xoog weyn, iyo Taangibuu wataa midna ma aaminsanin. Hore ayaanu Taangiyo ugu furanay qori. Nin wal oo xoog-weyn, nabad iyo Walaalnimo ayaanu ku haynaa"



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured