Wararka

Guddoomiyaha Waddani Waxa Ii Soo Adeegsaday Dawladdo Shisheeye, Cabdiraxmaan Col Ma Nihin Ee Waxaan Leeyahay Damiir Yeelo Saaxiib Oo Meesha Aad Fadhida Waa Qaladee Xilka Iska Casil Si Aad U Hesho Fursad Aad Mucaarid Ku Noqotid”Eng Faysal Waraabe

0 Visits: 1079 | Monday April 08, 2013 - 18:53:22
Hargeysa, April 8, 2013 (xogreebnews.com) — Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay loolankii adkaa ee dhex maray isaga iyo gudoomiye

Read More »

TVGA Somalichannel OO ilaa shaley ay ka socoto tacsidii maayarka Hargeysa iyo TVGA Qaranka somalilanad oo aan Xataa Soohadal Qaadin

0 Visits: 1227 | Monday April 08, 2013 - 18:51:36
xogreebnews.com-Tan iyo ilaa maalintii shaley waxa si wayn oo la yaable tacsida marxuum Eng.Yuusuf warsame siciid ay ka socotey tvga caalamiga ah ee Somalichannel

Read More »

Xubnihi uu Kicitamayay Turkiga Oo Ambabiixi Doona Maalinta Barri Iyo Dareenada Ku Xeeran.

0 Visits: 1208 | Monday April 08, 2013 - 08:12:16
Waxa la fiilaya in maalinta berri ay wafti ka kooban todaba — xubnod uu kicitiicmi doonta dalka turkiga in kasto ay jiiran xubno ka tirsan xisbiyada mucaridka ah hadana waxa jiirta

Read More »

Madax dhaqameedka iyo Golaha Deegaanka Saaxil oo baaq ka soo saaray Qurbo-joog Bariga Burco ka soo jeeda oo deegaanka Xidhka Saliida Sahan ka waday maalmihii ugu danbeeyay

0 Visits: 1214 | Monday April 08, 2013 - 07:45:29
Xidhka Saliida(xogreebnews.com-) Shacbiga ku dhaqan deegaamada xidhka saliida iyo guud ahaan tuulooyinka gubanka koofur bari ee Gobolka saaxil ayaa

Read More »

Axmed Siilaanyo Madaxweynaha Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday In Xoog Loo Isticmaali Doono Ciddii Ka Hor Timaadda Qandaraasyada Hadyadda Looga Dhigay Qoyskiisa Ee Sahaminta Shiidaalka Reer Caynaba-na Digniin U Diray

0 Visits: 1074 | Monday April 08, 2013 - 07:43:18
Hargeysa (xogreebnews.com )—8/04/2013— Madaxweyne Siilaanyaha ka taliya xarunta madaxtooyada Somaliland ayaa xallay

Read More »

Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Ciro Iyo Ka Baarlamaanka Soomaaliya Jawaari Oo Ku Ballansan Inay Ku Kulmaan Dalalka Scandavianka

0 Visits: 1240 | Monday April 08, 2013 - 07:39:07
Oslo (xogreebnews.com)—08/04/2013— Guddoomiyaha golaha wakiiladda Somaliland

Read More »

Wasiirka Duulista oo Brussels kaga qayb galaya shir caalami ah oo lagaga hadlayo hawlaha Duulimaadyada Caalamka

0 Visits: 1216 | Monday April 08, 2013 - 07:33:49
Addis ababa(xogreebnews.com)- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa manta ka dhoofay Dalka itoobiya halkaas oo uu uga duulay Dalka Biljimka caasimadiisa Brusels oo uu kaga qayb galayo shir Caalami ah oo lagaga arrinsanayo hawlaha Duuliimaadyadda Caalamka.

Read More »

Maxaa Ku Cusub Liiska Guulwadayaasha Ee Xukuumada Siilaanyo Sanadka 2013-ka

0 Visits: 1413 | Sunday April 07, 2013 - 13:04:12
Akhristayaal sida la og yahay siyaasadu malaha saaxiib joogto ah laakiin waxay

Read More »

Maayarkii Hargeisa oo Geeriyoodey iyo Xildhibaano olole iyo Gucle ugu jira sidii ay u buuxin lahaayeen jagada maayarnimada ee banaanatey

0 Visits: 1363 | Sunday April 07, 2013 - 12:59:18
Hargeisa-(xogreebnews.com)-Waxaa saaka arooryadii hore ku geeriyooday Cusbitaalka Al-khaliifa oo ku yaala Abud-dhabi ee dalka

Read More »

Hab-dhaqanada Siyaasadeed ee Xukumada Siilanyo ku soo kordhisay Somaliland iyo Agaasime- Agaasime xil ka qaadey si uu booska uga riixdo.

0 Visits: 1200 | Sunday April 07, 2013 - 12:52:31
Hargeisa-(xogreebnews.com)-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista iyo Gaadiidka Hawada Somaliland Axmed WII-Waa

Read More »

Dawlada Soomaaliya Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabtay Digniinta Dawlada Britain Ku Aadaneyd Khatarta Ka Soo Fool Leh Muqdisho

0 Visits: 1077 | Sunday April 07, 2013 - 10:53:01
(xogreebnews.com-Wasiirka warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Ciilmooge

Read More »

Haddii Aniga Huteel La Igaga Taggo Boorsadayda Ayaan Soo Qaadanayaa”Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Sida Uu U Arko Weftiga S/Land Ee Wada-Hadalada Somalia Ee Ankara Ee Lagu Daray

0 Visits: 1114 | Sunday April 07, 2013 - 10:50:19
Guddoomiyaha UCID oo maanta shir-jaraa'id ku qabtay Hargeysa ayaa shaki ka muujiyey shirkaasi, isaga oo sheegay inaanu ogolaanayn wax laaqi ku ah sharafta Somaliland.

Read More »

GABAY L a Yidhaahdo (Abaal-Gud) Oo U Murrashaxa Madaxweynanimada Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen U Tiriyey SNM

0 Visits: 1399 | Sunday April 07, 2013 - 10:38:07
Gabay "Abaal-Gud", oo SNM loo tiriyey Waxaa tiriyey: Jamaal Cali Xuseen, April 5teedii, 2009kii isagoo ugu talo galay xuska munaasibadan ku beegan April 6deeda oo ah maalintii SNM la aasaasay sanadkii 1981 kii, oo ku began maanta oo laga joogo 32-sanadood, waxaanu Gabaygii isaga oo dhameystiran uu u…

Read More »

War degdega: Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Xalay ku geeriyoodey Cusbitaalka Ku yaala Imaaraadka

0 Visits: 1255 | Sunday April 07, 2013 - 10:37:57
Hargysa,(xogreebnews.com)-Maayarka Caasimada Hargeysa Eng.Yuusuf Warsame Siciid, Oo xaaladiisa

Read More »

Dawladda Ingiriiska Oo Digniin Ah Soo Saartay Ugu Baaqday Dadkeedu Inay Ka Baxaan Soomaaliya Iyo Somaliland

0 Visits: 1284 | Saturday April 06, 2013 - 20:23:04
London (xogreebnews.com- Qoraal kooban oo wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka ingiriisku soo saartay shallay gelinkii danbe ayey sida ugu adag ugu baaqeen dadkooda ku sugan

Read More »

Wada Hadalada Somaliland Iyo Somalia Way Soo Oodmayaan Ama Inanka Raysal-Wasaaraha Ahi Ha Tago Xabaashii Addeerkii Ama.. Wadaadkan Yare Ee Islaaxiga Ahi Isna Dal Ma Xukumo, Nin Aan Dal Xukuminina Heshiis Inala Geli Maayo“ Muj. Maxamed Kaahin Axmed

0 Visits: 1072 | Saturday April 06, 2013 - 20:17:03
Hargeysa, April 6, 2013 (xogreebnmews.com) — Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in dhaqanka Raysal-Wasaaraha Somalia keeni karo inay soo oodmaan wada-hadalada Somaliland iyo Somaliya, maadaama oo uu hadba booqanayo xabaasha Adeerkii…

Read More »

Ururka Somaliland United Forum oo Xukuumadda ugu baaqay in shacbiga Somaliland u soo bandhigto Shurudaha iyo Ajanda shirka Turkiga inta aanay tegin

0 Visits: 1216 | Saturday April 06, 2013 - 20:11:56
London(xogreebnews.com War-saxaafadeed Ururka Somaliland United Forum soo gaadhsiiyay shabakadan ayaa Xukuumadda ugu baaqaya inay soo hordhigto bulshada Ajandaha Shirka Turkiga, isla markaana la tashato Dadweynaha

Read More »

Dhukumenti Garnaqsi Ah Oo Uu Daahir Rayaale U Diray Toddoba Hoggaamiye Oo Afrikaan Ah Iyo Nuxurka Ku Duugan

0 Visits: 1248 | Saturday April 06, 2013 - 20:06:15
Hargeysa(xogreebnews.com ayaa helay Dhukumenti culus oo uu Madaxweynihii hore Md. Daahir Rayaale Kaahin u diray toddoba hoggaamiye oo Afrikaan ah. Qoraalkaas oo ah mid garnaqsi ah, wuxuu Madaxweyne Rayaale diray 23 January, 2008.

Read More »

Waatan Warbixintii Ka Hadlaysay Sida Beelaha Iyo Gobolada Somaliland Loogu Qaybiyay Lacagtii Bank Aduunku Uu Siiyay Ganacsadada

0 Visits: 1361 | Saturday April 06, 2013 - 20:02:59
Maxaad Ka ogtahay fadeexadaha ka dhashay habkii loo qaybiyay deeqdii dhaqaale ee Baanka Adduunka

Read More »

Madaxwayne Siilaanyo Oo Maalinta Isniinta Uu Abbabixi Doona Turkiga

0 Visits: 1317 | Saturday April 06, 2013 - 08:55:18
Doona Turkiga Iyo Dareenada Ku Duugan. Maxa isasoo taraya wararka ku sabsan in wafti uu hoo

Read More »

featured