Wararka

WAR DEGDEGA IDAACADII RADIO HARGEYSA OO SHIDAAL LA AAN HAWADA UGA MAQNEYD SAACAD IYO TVGA SLNTV OO ISNA SAAKA HAWADA SAACAD KA MAQNAA

0 Visits: 1152 | Thursday April 18, 2013 - 19:23:14
Hargaysa (xogreebnews-- Idaacadii caalamiga aheyd ee lagu bixiyey 2malyan ee doolar ayaa saaka hawada kabaxdey iyadoo ay usabab aheyd shidaal la aan ku dhacdey taasi oo uu seexdey agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta ee somaliland c/rashiid jibriil .waxaana la yaab iyo fajiciso noqotey idaacadii…

Read More »

Dawladda Holland oo Hadraawi guddoonsiisay Abaal marin Caalami

0 Visits: 1245 | Thursday April 18, 2013 - 19:19:17
Hargeysa(xogreebnews- Dan-jire ka socda Dalka Holland ayaa xalay Hargeysa munaasibad loo qabtay ku guddoonsiiyay Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi Abaal Marin Caalami ah oo ay boqorada Dalkaasi sanad walba guddoonsiiso shakhsiyaadka Caalamka wax ku soo kordhiya Suugaanta iyo Horumarka.

Read More »

Shirkadii Sahanka shiidaalka la oo Hakisay shaqadii iyo Xukuumadda oo xalin kari weyday cabashadii deegaanka

0 Visits: 1033 | Thursday April 18, 2013 - 19:15:07
Caynaba (xogreebnews.com Shirkaddii Sahanka Shiidaalka ka waday deegaanada Gobolka saraar ayaa si rasmi ah u hakisay muddi laba bilood ah hawshii sahanka ahayd ee ay ka wadeen Gobolka Saraar.

Read More »

Dadka Soo Abaabulaya Haweenka Waxaanu leenahay, Waa Ceeb in Salaadiinta laga Dabba Hadlo, Shirka Beesha Waxaa Qaban kara uun Suldaanka Guud iyo Salaadiinta kale.

0 Visits: 1113 | Thursday April 18, 2013 - 19:12:47
Hargaysa(xogreebnews.com Cuqaasha iyo Aqoon yahanada Beeesha Galbeedka Iyo Waqooyiga Magaalada Hargeysa ayaa Tageeray Shirka ay hore ugu dhawaaqeen

Read More »

Madaxtooyadda Somaliland oo War-saxaafadeed ka soo saartay Kulanka Madaxweynaha Somaliland iyo Raysal Wasaaraha Ingiriiska

0 Visits: 1030 | Thursday April 18, 2013 - 07:51:44
Hargeysa(xogreebnews- Madaxtooyadda Somaliland ayaa goor dhaweyd soo saartay Warap-saxaafadeed ay ku faahfaahinayaan kulan galabta ka dhacay Xafiiska Raysal wasaaraha Ingiriiska David Caameron 10 Down Street oo uu kula kulmay Madaxweyne Siilaanyo

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo la kulmay Raysal Wasaaraha Dalka Ingiriiska David Cameron iyo Somaliland oo loo bandhigay Goob jooge inay ka noqoto Madaxweyne Siilaanyo oo aan wali soo saarin go’aan uu ku qanciyo Dadkiisa ku taageeray inaanu ka qayb gelin

0 Visits: 1012 | Thursday April 18, 2013 - 07:49:24
London(xogreebnews- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shalay kulan xafiiskiisa ku yaala Number 10 Downing Street kula yeeshay Raysal wasaaraha Dalka Ingiriiska David Cameron, iyada oo ay ku wehelinayeen kulankaasi Wasiirka Arrimaha dibedda Somaliland Maxamed C.laahi Cumar…

Read More »

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Saylaci oo ku guuldaraystay inuu go’aan ka gaadho wado shaqeyn la’aan iyo muran qalafsan oo dhexyaala wasiir Duur iyo Maayarka Burco

0 Visits: 1012 | Thursday April 18, 2013 - 07:46:18
iyo Hargeisa-(xogreebnews-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylaci ayaa xoggo xogreebnews ka heshay ilo ku dhawdhaw xafiiskiisa tibaxayaan inuu ku guuldaraystay ama ku dhiiran waayey inuu runta u kala sheego ama kala jiheeyo si mid waliba waajibaadkiisa u

Read More »

MADAXWEYNE SIILAANYO IYO REYSALWASAARE DIVID OO GALABTA KULAN YEESHEY (HALKAN KA DAAWO)

0 Visits: 1018 | Thursday April 18, 2013 - 07:36:49
London(xogreebnews-madaxweynaha somaliland Siilaanyo iyo reysal wasaaraha dalkan ingriiska David camaron ayaa

Read More »

CALI KHALIIF GALAYDH OO QUDBAD UU BAARLAMAANKA SOMALIA U JEEDIYEY KU SHEEGAY IN MADAXWEYNAHA SOMALIA UU MAGAALADDA ANKARA KU AQOONSADAY SOMALILAND

0 Visits: 990 | Thursday April 18, 2013 - 07:33:23
Muqdisho (xogreebnews Ra isal wasaarihii hore ee Somalia Prof. Cali Khaliif Galeydh oo hadda ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaaliya ayaa dhaliilay heshiiskii 13-kii April ee 2013-ka ay magaaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga Ra isal wasaarihii hore ee Somalia Prof. Cali Khaliif Galeydh oo…

Read More »

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horaysay ka hadlay doodii dhex martay Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

0 Visits: 1117 | Thursday April 18, 2013 - 07:30:37
Hargeysa(xogreebnews-Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horaysay ka hadlay doodii dhex martay Madaxweyne Axmed

Read More »

Xukuumada siilaanyo oo bilowdey inay muwaadiin udhashey somaliland oo aan dambilaheyn kuna nool qurbaa marka ay dalka soo cago dhigaan xsbsiga itaxaabidoonta

0 Visits: 1198 | Wednesday April 17, 2013 - 16:12:21
Hargeysa-(xogreebnews.-Waxa ay Shabakadan Caalamiga ah ee xogreebnews-warkan ka soo xigayey shabakada rasmi

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo nasiib darro caadifadaysnayd ku tilmaamay Weerarkii Maleeshiyo beeleed ku qabsatay Jeelka Caynaba

0 Visits: 1067 | Wednesday April 17, 2013 - 16:04:58
duur Waxa uu meesha ka saaray in weerarkaasi ku socday saraakiisha Sahanka Shiidaalka ka wada deegaankaasi

Read More »

Golaha Wakiiladda oo Aafada Sicirka Sarrifka isaga riixay Baanka iyo Maaliyadda

0 Visits: 995 | Wednesday April 17, 2013 - 16:01:21
Hargeysa(xogreebnews- kulan sadex geesood ah oo ay shalay xarunta Golaha Wakiiladda ku

Read More »

WAR DEG DEG AH: MADAXWAYYNE SIILAANYO SAFAR KU TAGAYA DALKA MARAYKANKA IYO ISAGOO DIIDAY INUU LA KULMO QURBAJOOGTA REER SOMALILAND EE DALKA MARAYKANKA

0 Visits: 1079 | Wednesday April 17, 2013 - 16:00:29
London (xogreebnews.=Madaxwaynaha somaliland mudane siilaanyo ayaa safar ku tagaya maalmaha soo socda dalka maraykana safarkaas oo aan faahfaahin dheeraad ah laga bixin ayuu madaxwaynuhu ku sheegay dhawaan mar uu warbaahinta u waramayay inuu dalka maraykanka u tagayo nasasho

Read More »

Muniirka Somaliland today lehi Wuxuu Shaqo Ka Dhigtay Aflagaadada Xubno Ka mid ah Wasiirada iyo Ganacsatada Dalka. Qormadii 2 aad:

0 Visits: 1160 | Tuesday April 16, 2013 - 21:23:06
Aduunka waxaa ka xadhaa waa taariikh, taariikhduna waa ma guuraan oo waa waxa ku raacaya, markaa hadii aad tahay qof wanaagsan oo cadaali ah iyo hadaad tahay qof xun oo ku can baxay

Read More »

Muniirka Somaliland today lehi Wuxuu Shaqo Ka Dhigtay Aflagaadada Xubno Ka mid ah Wasiirada iyo Ganacsatada Dalka. Qormadii 2 aad:

0 Visits: 887 | Tuesday April 16, 2013 - 20:54:02
Aduunka waxaa ka xadhaa waa taariikh, taariikhduna waa ma guuraan oo waa waxa ku raacaya, markaa hadii aad tahay qof wanaagsan oo cadaali ah iyo hadaad tahay qof xun oo ku can baxay cadaalad daro,eex iyo qabyaalad intaba wey ku raacaysa.

Read More »

taliyihii Ciidanka Sirdoonka Gobolka Saraar oo u dhintay weerar Maleeshiyo ku qabsatay Jeelka Caynaba

0 Visits: 1126 | Tuesday April 16, 2013 - 19:47:56
Burco(xogreebnews- Taliyihii Sirdoonka Gobolka Saraar Axmed Caydiid ayaa ku geeriyooday weerar koox Maleeshiyo ahi ku qabsatay Jeelka Magaalo madaxda Gobolkaasi ee Caynaba.

Read More »

Wafti Uu Hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Oo London Xalay Soo Gaadhay .

0 Visits: 1072 | Tuesday April 16, 2013 - 19:46:47
London(xogreebnews- Apr.16, 2013 -Wafti uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar oo uu safarka ku wehelinaayey

Read More »

Warbixin Diirada saareysa safarka Madaxweyne Siilanyo ku joogo UK iyo Safar kale oo uu raajicinayo inuu ku tago Maraykanka

0 Visits: 1032 | Tuesday April 16, 2013 - 08:14:19
Hargeisa-(xogreebnews.com)-Xoggo rasmiya oo xogreebnews ka heshay ilo wareedyo xogogaala ayaa xaqiijiyey in Madaxweyne siilanyo iyo Afadiisa Amina Weris degdeg ugu anbabaxeen magaalada London markii u dhamaadey shirkii Turkiga uu kula yeeshay Madaxweynaha Somalia Xasan Sheikh

Read More »

HALKAN KADAAWO QARAXII KA DHACEY GOORDHAWEYD DALKA MAREYKANKA GAAR AHAAN BOSTON

0 Visits: 1001 | Tuesday April 16, 2013 - 08:06:49
boston(xogreebnews) qarax xoogan ayaa goor dhawayd ka dhacay wadanka maraykanka gaar ahaan magaalada boston qaraxaas oo ahaa

Read More »

featured