Wararka
London (Xogreebnews)—Maxamed Xasan Jaamac Dhaglas oo caan ku ahaa in goobaha la iskugu yimaado ee lagu qaxweeyo magaalada London inuu kula dagaalamo isagoo lagu bartay in isagoo miyirkiisu aanu joogin oo khamriyaysan uu dagaal iyo aflagaadooyin u gaysan jiray beelaha iyo dadka aan isaga beeshiisa…
Read More »
Hargeysa (xogreebnews-Alle naxariistii Janno ha ka Waraabiyee, Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal, ayaa weedho taariikhda galay ka tilmaamay
Read More »
Hargeysa, Somaliland, April 20, 2013xogreebnews — Axmed Ibraahim Axmed (Darmaan) oo muddo laba bilood ah Maxkamad la'aan ugu xidhan Xarunta C.I.D ee magaalada Hargeysa, ayaa maanta gebi ahaanba joojiyay cuntadii iyo daawada lagula
Read More »
London (xogreebnews) Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ay weheliyaan Wasiirradiisa Arrimaha Debedda iyo Madaxtooyada, ayaa maanta ka amba-baxay garoonka diyaaradaha Heathrow ee magaalada London iyaga oo ku sii jeeda Caasimadda Maraykanka ee Washington
Read More »
London, April 20, 2013 (xogreebnews- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirisi Cali Xaji Xasan, ayaa ka jawaabay hadal maalmo ka hor ka soo yeedhay Prof.
Read More »
(xogreebnews.) War kasoo baxay xafiiska warfaafinta ee Al-shabaab oo lasoo dhigay barta Twitter-ka ay ku leedahay kooxdan ayaa lagu sheegay in afartii bilood ee sannadkan ay magaalada Muqdisho ku dileen 127 askari oo ka tirsan hay'adda nabadsugidd Qaranka Soomaaliyeed.
Read More »
London (xogreebnews.com) Madaxweynaha Somaliland Md axmed maxamed maxamuud (Siilaanyo) Oo Caawa Si Toos ah Ula Hadlayay Jaaliyadda Somaliland Ee Kunool Dalka Boqortooda Ingriiska Ayaa Mad-Madowga Kasaaray Shirka Loogu Qabanayo Somalia Magaalada London,
Read More »
Hargeisa-(xogreebnews-Xukumada Somaliland ayaa mustaafurisay,dal-kugalkii ay hore u siisayna kala noqotey nin Ajaaniba oo lagu eedeeyay inuu Diinta Masiixiga (kiristaanka) ku faafin jiray Hargeysa gudaheeda. Siday Qarannews ka soo xigatey sarkaal ka tirsan waaxda socdaalka Somaliland oo ay xidhiidh…
Read More »
Hargeisa-(xogreebnews)-Weftigii uu hogaaminaayey Madaxweyne Siilanyo ee dalka Turkiga safarka ku tegay ayaa markii ay marayeen Magaalada Nairobi islaqaatey inay wasiirka arimaha debeda Maxamed Cabdilaahi Cumar u diraan safaarada
Read More »
Boston (xogreebnews- Booliiska Gobalka Massachusetts ayaa wada baaritaan balaaran oo ay ku baadigoobayaan mid ka mid ah labada nin ee lagu tuhmay qaraxii Boston ee Isniintii, ka dib markii ay goor danbe oo habeenkii xalay ahaa ay booliisku mid dileen.
Read More »
gaarisa (xogreebnews- Kooxo hubeysan ayaa xalay dad badan ku toogtay magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi-bari ee Kenya, iyadoo lix ka mid ah ay goobta ku geeriyoodeen, halka saddex kalena ay dhaawacyo soo gaaray u dhinteen.
Read More »
(xogreebnews.com-isaga iyo maayorkii hore, "waxa noo qabsoomay waxyaabo badan oo ay ka mid yihiin dhamaystirka laamiyada qaar oo aanu 700 oo mitir dhamaystirnay, dawlada hoose oo aanu ku soo kordhinay laba cagaf iyo shaqaalihii dawlada hoose oo aanu kordhinay waxa kale oo nooqabsoomay dakhligii dawlada…
Read More »
Muqdisho(xogreebnews-Apr.18, 2013 - Wararka aan ka helayno magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowlada Federaalka Somalia ku wajahan yahay wadanka Itoobiya halkaas oo uu kaga qayb galayo shir ay isugu imaanayaan wadamada Itoobiya, Somaliya, Kenya iyo Jabuti.
Read More »
Hargerysa (xogreebnews.com-Waxaan marka hore ku bogaadinayaa Madaxweynaha Somaliland iyo wafdiga uu hogaaminayo ee ku sugan London sida ay uga gows qabsadeen soo jeedinta Ra'iisal wasaaraha Ingiriisku u soo jeediyey in somaliland ay ka qayb gasho shirka Somaliya loogu qabanyo dalka Ingiriiska.
Read More »
Hargeysa(Xogreebnews)Liiskan hadaad iska weydo ka danbe iska eeg guulwadoow
Read More »
Hargaysa (xogreebnews-- Idaacadii caalamiga aheyd ee lagu bixiyey 2malyan ee doolar ayaa saaka hawada kabaxdey iyadoo ay usabab aheyd shidaal la aan ku dhacdey taasi oo uu seexdey agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta ee somaliland c/rashiid jibriil .waxaana la yaab iyo fajiciso noqotey idaacadii…
Read More »
Hargeysa(xogreebnews- Dan-jire ka socda Dalka Holland ayaa xalay Hargeysa munaasibad loo qabtay ku guddoonsiiyay Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi Abaal Marin Caalami ah oo ay boqorada Dalkaasi sanad walba guddoonsiiso shakhsiyaadka Caalamka wax ku soo kordhiya Suugaanta iyo Horumarka.
Read More »
Caynaba (xogreebnews.com Shirkaddii Sahanka Shiidaalka ka waday deegaanada Gobolka saraar ayaa si rasmi ah u hakisay muddi laba bilood ah hawshii sahanka ahayd ee ay ka wadeen Gobolka Saraar.
Read More »
Hargaysa(xogreebnews.com Cuqaasha iyo Aqoon yahanada Beeesha Galbeedka Iyo Waqooyiga Magaalada Hargeysa ayaa Tageeray Shirka ay hore ugu dhawaaqeen
Read More »
|
|