Featured

Featured
Recently added under this category

Milicsiga Khudbadii Madaxweyne Marxuum Cigaal " Beenaale Keligii Taliye Idinku Noqda , Annigu Noqon Maayo, Maalinta Aan Idin Hoggaamin Karri Waayo Waan Idinka Tegayaa,Lakiin Ul Idinku Ururin Karri Maayo .."

0 Visits: 1572 | Thursday September 13, 2018 - 02:58:31
"..Aad ayey u Howl Yartahay in Berito Nin Madax ah oo idinku amar ku Taaglaynayaa uu sameeyo... Inta aynaan garanay danteena ee aynu kolba ama afmiinshaar nimo ama qaraabiilo kiil ama adigu dantaadaa yar fusho intaynu waxaan danteenii ahayn daba joogno". Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum…

Read More »

Wasiir Raad-barad ah, oo Ka tirsan Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi oo Sheegay Bank laga Leeyahay China inuu Somaliland ku Maalgelinayan 1-Billion Dollar Iyo Bangiga oo aan Meelna Aduunka ka Diiwaangashanayn+ Maafiyadan oo Macdanta ka guranaysa Laasgeel Iyo Buurta Gacan-libaax.....

0 Visits: 2509 | Monday August 27, 2018 - 04:34:58
Wasiir Raad-barad ah, oo Ka tirsan Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi oo Sheegay Bank laga Leeyahay China inuu Somaliland ku Maalgelinayan 1-Billion Dollar Iyo Bangiga oo aan Meelna Aduunka ka Diiwaangashanayn+ Maafiyadan oo Macdanta ka guranaysa Laasgeel Iyo Buurta Gacan-libaax.....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: "Waxay in Badan Bulshada ama Saxaafadu Markhaati ka ahayd, in la Sheegi jiray Taag, ama World Bank ha Bixiyeen, ama Qasnada Dawladda ayey ku jirta oo Malaayin Dolarbaa la isku wareejiyey. Intaasoo Dhami way socon-wayday, Laakin waxan ku Amaanaya oo Taarikhdana Aan Cidna ka Goyn Karayn, Taagan Cusub oo Mareeye Siciid Xasan Cabdilahi Keenay". Maayirka Magaalada Berbera Md. Cabdishakuur Cidin

0 Visits: 1593 | Monday August 20, 2018 - 03:14:58
Daawo Xogreeb Tv: "Waxay in Badan Bulshada ama Saxaafadu Markhaati ka ahayd, in la Sheegi jiray Taag, ama World Bank ha Bixiyeen, ama Qasnada Dawladda ayey ku jirta oo Malaayin Dolarbaa la isku wareejiyey. Intaasoo Dhami way socon-wayday, Laakin waxan ku Amaanaya oo Taarikhdana Aan Cidna ka Goyn…

Read More »

Maalmo Tagay Xasuustood Daawo Dhaqaale-yahan Jamaal Cali Xuseen ooTelefishanka ugu Weyn Dalka Tanzania Sannaaddii 2011-kii, siiyey Waraysi, Loona Doortay Gudoomiyaha qaban-qabada Shirkii 100-ka Nin ee Ugu Sareeyey Africa, oo xubin ka noqday, Xilligaasoo uu ahaa Maamulaha Ugu sareeyey ee Banka Caalamiga ah City Bank....

0 Visits: 1618 | Saturday August 18, 2018 - 01:10:33
Maalmo Tagay Xasuustood Daawo Dhaqaale-yahan Jamaal Cali Xuseen ooTelefishanka ugu Weyn Dalka Tanzania Sannaaddii 2011-kii, siiyey Waraysi, Loona Doortay Gudoomiyaha qaban-qabada Shirkii 100-ka Nin ee Ugu Sareeyey Africa, oo xubin ka noqday, Xilligaasoo uu ahaa Maamulaha Ugu sareeyey ee Banka Caalamiga…

Read More »

Taarikhda Ayaa Xusi-doonta Madaxweyne Muuse Biixi iyo Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi oo ku Guuleystay Inay Dekedda Keenan Qalabyo Baahi-weyn loo Qabay. Qore Aqoonyahan Saki Saleeban Xasan

0 Visits: 1804 | Thursday August 16, 2018 - 03:39:55
Taarikhda Ayaa Xusi-doonta Madaxweyne Muuse Biixi iyo Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi oo ku Guuleystay Inay Dekedda Keenan Qalabyo Baahi-weyn loo Qabay. Qore Aqoonyahan Saki Saleeban Xasan

Read More »

Gudoomiye Ku-xigeenka X. Kulmiye ee Toronto Shucayb Cabdilahi Xuseen oo Madaxweyne Muuse Biixi ku Hambalyeey Soo Celintii Haamaha iyo Madaarka, "... Shalay Madaxweynuhu waxa uu qaaday Tallaabo Geesinimo leh, oo u kusoo celinayey sharaftii iyo karamadii dawladnimo ee aynu lahayn". Md. Shucayb Cabdilahi Xuseen

0 Visits: 1757 | Monday August 13, 2018 - 04:58:06
Gudoomiye Ku-xigeenka X. Kulmiye ee Toronto Shucayb Cabdilahi Xuseen oo Madaxweyne Muuse Biixi ku Hambalyeey Soo Celintii Haamaha iyo Madaarka, "... Shalay Madaxweynuhu waxa uu qaaday Tallaabo Geesinimo leh, oo u kusoo celinayey sharaftii iyo karamadii dawladnimo ee aynu lahayn". Md. Shucayb…

Read More »

Daawo Xogreeb TV: Jamaal Cali Xuseen oo Ka Sheekeeyay Muhiimada Suugaantu Ay Leedahay, Gabay Kaftan ahna kaga Qayb-qaatay Madashii Abwaan Guuleed oo u Ku Tilmaamay Shaqsi Koobsaday Suugaan Fiican iyo shaqsiyad wanaagsan....

0 Visits: 3424 | Thursday August 09, 2018 - 23:54:38
Daawo Xogreeb TV: Jamaal Cali Xuseen oo Ka Sheekeeyay Muhiimada Suugaantu Ay Leedahay, Gabay Kaftan ahna kaga Qayb-qaatay Madashii Abwaan Guuleed oo u Ku Tilmaamay Shaqsi Koobsaday Suugaan Fiican iyo shaqsiyad wanaagsan....

Read More »

Hambalyo Madaxweyne Muuse Biixi iyo Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi oo Ku Guulaystay Inay Isbedel Iyo Horumar-balaadhan kala Gaadhsiiyan Dalka iyo Dekedda Berbera..!. W/Q Farxan Cali Warsame.

0 Visits: 9137 | Wednesday August 08, 2018 - 04:25:13
Hambalyo Madaxweyne Muuse Biixi iyo Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi oo Ku Guulaystay Inay Isbedel Iyo Horumar-balaadhan kala Gaadhsiiyan Dalka iyo Dekedda Berbera..!. W/Q Farxan Cali Warsame.

Read More »

Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi oo Qaaday Dhabihii Dhaxal-wareejinta Saaxil ee Macalin Siilaanyo Iyo Bulshada Saaxil oo Sida Fiinta uga Qaylisay Shirkad ay Leeyihiin Baashe Morgan & Cumaani oo loo Fasax Inay Dhoofiyan Dhagaxa Buuraha Saaxil+ Fadeexadaha Musuq-maasuq ee Dulhoganaaya Mshaaric Tiro-badan oo lagu qaatay Magaca Shirkadan oo ay ku shaqaystan Shoofeeradii hore ee Madaxtooyada..!!!

0 Visits: 2554 | Wednesday August 08, 2018 - 03:16:19
Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi oo Qaaday Dhabihii Dhaxal-wareejinta Saaxil ee Macalin Siilaanyo Iyo Bulshada Saaxil oo Sida Fiinta uga Qaylisay Shirkad ay Leeyihiin Baashe Morgan & Cumaani oo loo Fasax Inay Dhoofiyan Dhagaxa Buuraha Saaxil+ Fadeexadaha Musuq-maasuq ee Dulhoganaaya Mshaaric Tiro-badan…

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Xildhiban Cabdiraxmaan Xoog oo Banaanka Keenay Qaabka uu Wax u Musuq-maasuqo Wasiir Sacad Cali Shire, kuna Baaqay inuu Is Casilo, Tilmaamayna Daalimiinta ugu weyn ee dalka dhacay inay kala yihiin Wasiir Sacad, Baashe Morgan, Maxamuud Xaashi iyo Ex Madaxweyne Siilaanyo, Fartana ku Fiiqay Xildhiban Naasir Cali Shire oo Walalkii Sacad u Xil-qariyey....

0 Visits: 1786 | Sunday August 05, 2018 - 03:30:59
Daawo Xogreeb Tv: Xildhiban Cabdiraxmaan Xoog oo Banaanka Keenay Qaabka uu Wax u Musuq-maasuqo Wasiir Sacad Cali Shire, kuna Baaqay inuu Is Casilo, Tilmaamayna Daalimiinta ugu weyn ee dalka dhacay inay kala yihiin Wasiir Sacad, Baashe Morgan, Maxamuud Xaashi iyo Ex Madaxweyne Siilaanyo, Fartana ku Fiiqay…

Read More »

Jeegaanta Midbaa Seegtay, Garaxjisna midbaa Seegtay,.... Xaalka Ciise Muuse?...Ma Garxajisbaa Kaan Aqaanay ahayn...Hodaadii Siyaasadeed ee Ciise Muuse iyo Tii Awdal?. Qore, Aqoonyahan Saki Saleeban Xasan

1 Visits: 4037 | Wednesday July 18, 2018 - 05:16:22
Jeegaanta Midbaa Seegtay, Garaxjisna midbaa Seegtay,.... Xaalka Ciise Muuse?...Ma Garxajisbaa Kaan Aqaanay ahayn...Hodaadii Siyaasadeed ee Ciise Muuse iyo Tii Awdal?. Qore, Aqoonyahan Saki Saleeban Xasan

Read More »

Hiigsiga Horumarinta Dekeda Berbera iyo Himilada Maareeye Eng. Siciid Xasan Cabdilahi !!! W/Q Farxan Cali Warsame

0 Visits: 3879 | Friday July 13, 2018 - 02:55:19
Hiigsiga Horumarinta Dekeda Berbera iyo Himilada Maareeye Eng. Siciid Xasan Cabdilahi !!! W/Q Farxan Cali Warsame

Read More »

Halkan Kagga Boggo Nuxurka War-murtiyeedka Kasoo Baxay Shirka Beesha Garxajis Oo Faah-faahsan, "Waxaan Cidna Ka Qarsoonayn In Wada Lahaanshihii Somaliland Ee Soo Jireenka Ahaa Lagu Badelay, Beelo Isku Bahaystay Boobka Somaliland,."War-murtiyeedka Garxajis

0 Visits: 1830 | Sunday July 01, 2018 - 20:49:02
Halkan Kagga Boggo Nuxurka War-murtiyeedka Kasoo Baxay Shirka Beesha Garxajis Oo Faah-faahsan, "Waxaan Cidna Ka Qarsoonayn In Wada Lahaanshihii Somaliland Ee Soo Jireenka Ahaa Lagu Badelay, Beelo Isku Bahaystay Boobka Somaliland,."War-murtiyeedka Garxajis

Read More »

Dib U Milicsiga Khubad Uu Marxuum Madaxweyne Cigaal Ka Jeediyey Dacar-budhuq:-" Nin Ciise Muuse Ah Ayaa Dalka Ka Madaxweyne Ka Wax Siyaaddo Ah Oo Aad Ku Helaysaan Ma Jirto.."

0 Visits: 2392 | Thursday June 21, 2018 - 02:07:48
"Dhaxal Idiinka Dhigimaayo Inay Madaxnimadaydu Idin Dhaxal Siiso In Aad Berito Marka Aan Dhaco Aad Caalamka Dawarsataan Oo Somaaliland Inteeda Kale Idinla Colowdo Oo Ay Yidhaah-Daan, Waa Kuwii Waa Kuwii.." Marxuum Cigaal

Read More »

Shacab-weynaha Gobolka Saaxil oo Niyad-sami iyo Kal-furnan Kusoo Dhoweeyey Marwo Rooda Axmed Yaasin oo ku Dhawaaqday Inay Tahay Musharaxada Golaha Wakiiladda Gobolka Saaxil U Taagan....

0 Visits: 1952 | Wednesday June 13, 2018 - 05:27:20
Shacab-weynaha Gobolka Saaxil oo Niyad-sami iyo Kal-furnan Kusoo Dhoweeyey Marwo Rooda Axmed Yaasin oo ku Dhawaaqday Inay Tahay Musharaxada Golaha Wakiiladda Gobolka Saaxil U Taagan....

Read More »

Daawo Xogreeb Tv: Golaha Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi oo Shirkadda Asli Mayd ku Eedeyey Inay ku lug-leedahay Colaada Ceel-weyn iyo beriga Berbera, Mulkiilaha Shirkadaas oo ku Mergaday inuu toos iskaga diffaaco, dhex-fadhiistayna kala hadal baadhis u baahan....

0 Visits: 2509 | Tuesday June 12, 2018 - 06:15:16
Daawo Xogreeb Tv: Golaha Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi oo Shirkadda Asli Mayd ku Eedeyey Inay ku lug-leedahay Colaada Ceel-weyn iyo beriga Berbera, Mulkiilaha Shirkadaas oo ku Mergaday inuu toos iskaga diffaaco, dhex-fadhiistayna kala hadal baadhis u baahan....

Read More »

Wasiir Sacad Cali Shire oo Albaabada Usoo Laabay Qorshihii Aqoonsiga Somaliland... Madaxweyne Muuse Biixi Ma Is-badh-qabateyn doona oo Qaranka maka Badbaadin Haadaanta Lagu Riday?. Isbarbar dhig Lagu Gorfeyn doono Meeqaamadii Diblumaasiyadeed ee Xukuumadihii UDUB iyo Kuwan KULMIYE...?.

0 Visits: 2462 | Wednesday June 06, 2018 - 06:09:33
Wasiir Sacad Cali Shire oo Albaabada Usoo Laabay Qorshihii Aqoonsiga Somaliland... Madaxweyne Muuse Biixi Ma Is-badh-qabateyn doona oo Qaranka maka Badbaadin Haadaanta Lagu Riday?. Isbarbar dhig Lagu Gorfeyn doono Meeqaamadii Diblumaasiyadeed ee Xukuumadihii UDUB iyo Kuwan KULMIYE...?.

Read More »

Waa kuma Dr Zakir Naik?

0 Visits: 2015 | Friday June 01, 2018 - 06:28:35
Zakir Abdul Karem Naik waa nin bulsho wax u sheeg ah una dhashay waddanka Hindiya kaas oo ka hadla diinta islaamka iyo diimaha kaleba 'comparative religion'.

Read More »

Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ku Guulaystay Inay Dalka Keento 54 Sano Kadib Taaga Maraakiibta Soo Xidha Iyo Dabdemiska Badda...Maareeyaha Dekeda Berbera Oo Ku Guulaystay Inuu Dalka Keeno Taag Heer Caalamiya...

0 Visits: 4247 | Thursday May 31, 2018 - 23:08:24

featured