Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

TELEFIISHANKII SL QARANKU GUUL-WADAYN MISE GARASHO LA’AAN- MINNESOTA DHACDO LA YAABAY BY ALI ABDI

0 Visits: 1500 | Friday March 29, 2013 - 09:02:54
Ilaa intuu uu maamulka cusub ee telefiishanka Qaranka Somaliland yimid waxa ka muuqda waxyaabo aad u faro badan oo ay xisbigii Kulmiye ku xaman jireen dawladdii

Read More »

Xukuumada Siilaanyo Waxay U Qaybsantay Kooxo Wadaado ah,Maafiyo iyo Koox Kale oo Danaystayaal ah.

0 Visits: 1632 | Tuesday March 26, 2013 - 19:03:02
Xukuumada madaxweyne siilaanyo ayaa ah tii ugu liidatay

Read More »

Ethiopia Iyo Ghana Oo Badiyay, Zambia Oo Lagu Dhegay Iyo Morocco Oo La Garaacay.

0 Visits: 1429 | Monday March 25, 2013 - 08:40:58
Xulka hore ugu guuleystay koobka qaramada Afrika ayaa barbaro lama filaan ah kala kulmay xulka yar ee Lesotho isreebreebka koobka adduunka.

Read More »

Waxaa hadalkii daftay Shukri, oo go’aankii ugu danbeeyay dhiibtay.

0 Visits: 1742 | Monday March 25, 2013 - 08:16:46
Dhallinyaro i maqla," ayay tiri Shukri, "waxa aan kulankaan isugu kiin

Read More »

Lionel Messi Oo Lagu Soo Dari Doono Kabtanada Kooxda Barcelona Xilli Ciyaareedka Soo Socda.

0 Visits: 1659 | Monday March 25, 2013 - 08:15:18
Lionel Messi ayaa lagu wadaa in lo magacaabo mid ka mid ah afarta kabtan ee Barcelona ee xilli ciyaareedka soo socda ee 2013-14.

Read More »

Madaxa Napoli Oo Albaabada U Furay In Cavani Iyo Tababaraha Kooxda Ay Bixi Karaan.

0 Visits: 1442 | Sunday March 24, 2013 - 12:21:39
Madaxa naadiga Napoli De Laurentiis ayaa albaabada u furay in ay kooxda ka tagi karaan tababaraha haatan Walter Mazzarri iyo xiddiga kooxda Edinson Roberto Cavani

Read More »

FALANQAYNTA WEBKA: NAFTAADA HA GABOOJIN

0 Visits: 1607 | Saturday March 23, 2013 - 16:52:49
abowgu waa marxalad sugaysa qof kasta oo adduunka ku nool haddii ay geeridu fursad siiso.

Read More »

Fadeexad Qabyaaladeed iyo Karti Daro Maamul Oo Ka Soo If baxday Mareeyaha TV-ga Qaranka.

0 Visits: 1636 | Saturday March 23, 2013 - 16:36:35
Akhristayaal si aan xog dheeraad ah uga helo xaqiiqada ka dhex jirta wasaarada warfaafinta Somaliland, ayaan waxaan tegay todobaadkan, aniga oo soo indha indheeyey qaabka dhabta ah ee ay u wada shaqeeyaan hawladeenada tv.ga qaranka iyo maareeyaha Qurba Jooga ah ee Khadar Cali Gaas.

Read More »

AQOON YAHAN JIIR AYAA KA DIGAY IN LA ISKA BAALMARO DADKA REER CAYNABO IYADA OO LA DOONAYA IN CEEL SHIDAAL LAGA QODO DEEGAANKOODA!

0 Visits: 1577 | Saturday March 23, 2013 - 16:24:46
Aqoon yahan Jiir ayaa ka digay in la Iska Baalmaro Dadka Reer Caynabo Iyada oo La Doonaya in Ceel Shidaal Laga Qodo Deegaankooda!

Read More »

Maxa Ka Dhalan=kara Qabyaaladda Saleeban Gaal Uu Cadaaystay Iyo Bulshada Oo Uu Gacan Hadiinaysa Ciidi Golaha Hogaamin=Jiirtay.

0 Visits: 1722 | Thursday March 14, 2013 - 19:58:10
Ugu horey nin la moodayay in uu yahay nin qaran xil uu haya ayaa la arkay asoogo xiidhan shadh qabiil.laakiin waxa cajiib ah in maalintu hadlaba dadku ay ka quustan oo hadalkaba eeda waa nin lagu tiiriyo ruug=cada siiyaasi ah laakiin maanta dad badan ayaa waxay uu sababeeyan in da'i hayso waxaa uu marar…

Read More »

Qaybtii 2-aad: Sir Fakatay: Madaxwayne Siilaanyo Waxa Uu Ku Fashilamay Codsigii Uu Sida Dadban Ugu Gudbiyey Madaxwaynaha Somaliya Ee Ahaa in Marwo Foosiya Laga Qaado Xilka Wasiirnimada Arimaha Dibada

0 Visits: 1847 | Tuesday March 12, 2013 - 08:29:55
Dawlada ingiriisku 07/5/2013-ka waxay shir balaadhan oo dhaqaale loogu ururinayo soomaalida ku qabanaysaa magaalada London waxaana ka soo qayb geli doona dawladaha reer galbeedka ee loo yaqaano qaadhaan bixiyayaasha iyo kuwa dunida carabta oo ay hormood ka yihiin dawaldaha khaliijku hadaba sida uu madaxweyne…

Read More »

Geeraar Jaceyl Ah Oo Aad U Xiiso Badan

0 Visits: 54855 | Sunday March 10, 2013 - 20:35:44
Jaceyl Xiiso Udaa Calafkana waa halkiisa Runtii Jaceyl intuu Naafeeyay Tiro Cadad laguma koobi karo, Inta is jaceyl waxaan urajeynayaa qof weliba inuu dhowro dhankiisa caashaqa lamaanihiisa si horumar loo gaaro looguna hortago dhalanteedka jaceylka faraha badan kuhaayo.

Read More »

Hooyo Cabasho Xoogan U Gudbisey Umada Muslimiinta ah iyo Umada Somalilandba in Lagala Caawiyo Gabadh ay Dhashey Oo Xanuun Masiibo ahi Ku Habsadey Lana Ildaran Dhibaatada Xanuunka Haysta Gabadhaasi

0 Visits: 1759 | Sunday March 10, 2013 - 13:12:02
-Hooyo danyar ah oo Kunool Gudaha Magaalada Gabiley Fardowsa Maxamed Aadan ayaa umada Muslimiinta ah iyo Bulshada Somaliland Guda iyo dibadba

Read More »

Xuquuqda Uu Ninku Xaaskiisa Ku Leeyahay Iyo Xuquuqda Gabadhu Ninkeeda Ku Leedahay Si Waafaqsan Sunaha Nabiga (NNKH).

0 Visits: 2163 | Friday March 08, 2013 - 11:00:51
Waxaynu nahay Umad muslim ah, waa inaynu wanaaga is farnaa xumahana iska reebnaa si hor ILAAHEY ah oo waafaqsan sunaha Nabiga (NNKH).

Read More »

Somaliland: Ma Liicin, Ma Laalmin, Mana Lumin (Qormadii: 3aad) — Qalinka: Boobe

0 Visits: 1749 | Friday March 08, 2013 - 10:53:39
Innaga oo aan Qodobbada oo dhan soo wada qaadanayn, bal aan ku yar hakanno Qodobka: 3aad oo isaguna dhigaya: Waxay labada dhinacba u darban yihiin nidarna (committed) ku mareen sii-wadidda iyo joogtaynta wada-hadallada, waxaanay labada madaxweyne ugu baaqayaan in ay si dhakhso ah u kulmaan si ay u qiimeeyaan…

Read More »

Amin-Arts Sawir Gacmeed Qosol Badan Oo Ka Hadlaya Shaqaalihii Hore ee Madaxtooyada Somaliya

0 Visits: 2676 | Friday March 08, 2013 - 10:51:34
Amin-Arts Sawir Gacmeed Qosol Badan Oo Ka Hadlaya Shaqaalihii Hore ee Madaxtooyada Soomaaliya

Read More »

MADAXWAYNAHA OO AAD CAYDAA MAAHA MUCAARD NIMO

0 Visits: 1904 | Friday March 08, 2013 - 10:49:36
Maantana waa madaxwaynaha Somaliland oo udiyaara horu marka dalka iyo dadka.

Read More »

Somaliland: Ma Liicin, Ma Laalmin, Mana Lumin (Qormadii: 2aad) — Qalinka: Boobe

0 Visits: 1792 | Friday March 08, 2013 - 10:47:32
Innagu in aynu sas qaadno ma aha, xukuumaddeenuna in ay inaga darto oo sakati sii qaaddo ma aha. Ma aha in ay ku waalato oo sidii cajaladaha ku cel-celiso talo-qaran ayaa shirkaa London laga yeelanayaa.

Read More »

featured