Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Innaa Li’laahi Wa’innaa Ilayhi Raajicuun Tacsi Tiiraanyo leh

0 Visits: 1095 | Thursday October 10, 2013 - 10:29:45
Guddoomiye-ku-xigeenka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Md. Maxamed Cabdi Guuleed (Curad), Xoghayaha Guud ee Ururka SOLJA Md. Maxamed-Guddoomiye-ku-xigeenka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Md. Maxamed Cabdi Guuleed (Curad), Xoghayaha Guud ee Ururka SOLJA Md. Maxamed-

Read More »

Hambalyo Meher Wacan Boqor Farxaan Axmed Farax ( Walaac) Iyo Boqoradiisa Fadxa nuura jama xasan(jama madobe) + Daawo Sawirada .

0 Visits: 1323 | Thursday October 10, 2013 - 10:25:26
Hambalyo Meher Wacan Boqor Farxaan Axmed Farax ( Walaac) Iyo Boqoradiisa Fadxa nuura jama xasan(jama madobe) + Daawo Sawirada .

Read More »

FAYSAL GORMUU SALAANKA SIYAASADA CAGTA LA HELAYAA?

0 Visits: 1142 | Thursday October 10, 2013 - 10:17:03
Waxaan aad ula yaabay hadal aad u qadhaadh oo ka soo yeedhay faysal cali waraabe oo runtii ah ninka ugu saamaynta badan bulshada somaliland marka laga hadlaayo siyaasada somaliland waa masuul meel walba isku tuura, waa masuul kildhi walba oo meel la sudho madaxa la gala, ka dibna day-daya cid ka saarta…

Read More »

Hambalyo Meher Wacan Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax

0 Visits: 1586 | Saturday October 05, 2013 - 21:38:29
Axmed Nuur Shiikh Khaliif Iyo Xaaskiisa Maxamed Daahir C/laahi Iyo Xaaskiisa Cabdi Xasan C/laahi Kaltuun Ibraahin Faarax(kaltuun curi)

Read More »

Talo Muhiima ah oo Ku Socota Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland.

0 Visits: 1208 | Saturday October 05, 2013 - 07:48:33
Salaamu Calaykum. Mudane Wasiir, Waxanis xushmad leh kaaga codsanaynaa inaad wax ka qabato tayada Waayirka lagu soo xidhayo garoonada Hargeisa iyo Berbera. Waxan sheeda ka arkay tiirarka laga

Read More »

Cabanaanta wasiir Cukuse iyo hadal badnaanta Ciidagale oo waliba saamigooda saluugsani sideebey uwada socon karaa.

0 Visits: 1226 | Saturday October 05, 2013 - 07:42:49
Wasiir Cukuse oo markii ugu horeysey xukumada Siilaanyo ay fursad usiisey inuu hogaamiyo beelaha Ciidagale ayaa waxey noqotey mid aanu wasiirku adkesigeedi lahayn oo kii hadlaba uu odhanaya maxaad u hadashey anigaad kursigeyga duulimaad ku tihiiin waxaana ka mida dhawaaqyada uu u adkaysankari waayey:

Read More »

Cukusow Beelweynta Cidaagle Iyo Silaanyo Xidhiidh Fiican Kama Dhaxeeyo ee Maxa Xadhiiga Sheekal Beleedka Ku Geyaay?

0 Visits: 1233 | Friday October 04, 2013 - 19:30:07
Salaan marka hore Dhamaan Bahda Saxaafada Xorta Ah Iyo Dhamaan akhriistaaysha sharafta leh meel kasta oo aad aduunka ka jooogta inta ta marka aan kaga baxo nin ayaa berri hore yidhii(habartii maxad ku oggeyiid markasu yidhi indho la"aan dad cunnimana way ku

Read More »

Gabolaax muxumed Odowaa oo kamida ganacsatada xoolaha dhoofisa oo soo dhaweeyey cashuur kordhinta baarlamaanku ansiiyeen

0 Visits: 1111 | Wednesday October 02, 2013 - 17:24:06
aniga oo ah mid kamida Gaacsatada xoolaha dhoofisa ee degmda tog wajaale waxaan hambalyo iyo bogaadin udirayaa iyo taageeroba wasiirka

Read More »

Baaq Taageero Ah Oo Ka Socota Jaaliyadda Beelaha Arab Ee Maraykanka

0 Visits: 1023 | Wednesday October 02, 2013 - 17:00:27
Shir ay dhowaan isugu yimaaddeen Jaaliyadda beelaha Arab ee deggan dalka Maraykanka ayaa lagu taageeray shirka ay dhowaan ku dhawaaqeen madax dhaqameedyada beeshu.

Read More »

Ogaysiis Musharaxa madaxweynaha new Ucid Jamaal Cali Xusein oo maalinta khamiista ee taariikhdu tahay 03.10.2013 booqasho ku imandoona caasimadda Helsinki ee magaala madaxda wadanka FINLAND.

0 Visits: 1129 | Wednesday October 02, 2013 - 16:49:35
Anigoo ah gudoomiyaha garabka haweenka new Ucid Samia Omar Hagi Muse!! Waxaan ogeysiinayaa dhamaan bulshaweynta reer Somaliland ee dagan agagaarka caasimadda Helsinki, in maalinta khamiista

Read More »

Nin dhirbaaxo quudheed dugsaday dhaqayadeed maaly´e.-dooratey idinku sunteen abaal-laawe-yaal-doortey in ay xukuumada siilaanyo u-noqdaan guulwadayaal darban oo dalabka ku-shaqeeya.

0 Visits: 1481 | Wednesday October 02, 2013 - 16:46:12
Waxaan marka hore salamayaa dhamaan bulshowaynta Somaliland gudaha iyo Debbadaba, waxaan aad ugu xumahay talaabada fulaynimada ah ee ay qaadeen Mayorka Berbera Cabdishukuun Cidiin iyo Xogahayihii Dan iyo Duco Mr. Abdirashiid Xaji Yusuf.

Read More »

koboca musuqmaasuq ee togwajaale iyo waaqica dhabtaa duruufaha kajira maamul xumada ku habsatay iyo ka war la,aanta Gudiga maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa Qaybtii 4aad

0 Visits: 1241 | Monday September 30, 2013 - 19:27:39
gudiga maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa waxaan usoo jeedinaynaa tog wajaale oo goob staratiijiya islamarkaana baahi wayn

Read More »

Siilaanyo Beesha Ciidagale Hadaanu Nahey Dowladu Inay Xil Wasiir Noo Magacowdo Waanu Filaynay Laakiin In ayIn ay Waxyeelo Noo Magacowdo Maanu Filayn

0 Visits: 1146 | Monday September 30, 2013 - 08:52:40
Anigoo ah Ismaaciil Maxamed Ciise Muuse ahna Shaeekhal Baledka Magaalada Hargeysa Kalsoonina ka heysta Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir Waxaan halkan uga Gudbinayaa Madexweynaha

Read More »

DHALINYARADA REER SAHAL IYO GAASHAANBUUR OO AAD UGA MURUGOODAY MOWQIFKA KASOO YEEDHAY MAAYIRKA BERBERA C/SHAKUUR CIDIN RAALI GELIN IYO TACSINA UGA DIRAYA DHAMAAN BAHWAYNTA UCID IYO BEESHA CIISE MUUSE GUDO IYO DEBEDBA

0 Visits: 1730 | Sunday September 29, 2013 - 16:32:44
Anagoo ah Dhalinyarada Reer sahal iyo gaashaanbuur ee G/saaxil waxaanu u sheegaynaa Bahwaynta Xisbiga UCID iyo Guud ahaan Bahwaynta Beesha Ciise Muuse in aanu ka xunahay Mawqif Xumadii

Read More »

Maayorka Gabiley Iyo Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Khilaafkoodu Marayo Meel Halis Ah.

0 Visits: 1231 | Sunday September 29, 2013 - 14:38:36
Wararka Naga Soo gaadhaya Gobolka Gabiley ayaa sheegaya in Maayorka Gabiley Shucayb maxamed Muuse iyo Yuusuf Ibraahim geedi waa badhasaabka Gabiley ay khilaafkoodu marayo

Read More »

SIILAANYO WAXA UU DALKA KA GALEY ,DANBIYO WAA WEYN OON LA QARIN KARIN By Tahir Hussein

0 Visits: 1242 | Sunday September 29, 2013 - 14:35:42
Ugu horeyn waxaan salaamayaa bahda saxaafada iyo akhristayaasha sharafta leh, "Ascww". Ka dib waxaan doonayaa bal in aan muwaadiniinta dalka leh gaar ahaan dhalinyarada mustqabalka dalka leh ee raba in dalkoodu noqdo mid sida wadamada dunida oo kale noqdo

Read More »

Sheeko Jaceyl Ah Aadna u Xiiso Badan Oo La Magac Baxday Naxdin Iyo Nasiib…!!

0 Visits: 2800 | Friday September 27, 2013 - 08:58:55
Waa inoo bilaabanayo barnaamij aan kusoo qaadan doono isbuucii labo mar ÃÆ'‚֚Â hal sheeko balse ka mid ah sheekooyinkii aad ku akhrisan jirtay somaliya xiliyadiii 2003 illaa 2008ka.

Read More »

GOLAHA WAKIILADDA OO NOQODAYE DHUUNI- QAATAYAAL

0 Visits: 1178 | Thursday September 26, 2013 - 22:14:28
Cashuuraha siddeed-laabmay waa, saaca waayaha'e; Bankiyada dul-saarkii kolkuu, saqafka soo taabtay Sarrif eegga kuma kaydsadaan, saalax-waatuhuye; Kolkii jeeggi socon waayey bay, god u samaysteene.

Read More »

koboca musuqmaasuq ee togwajaale iyo waaqica dhabtaa duruufaha kajira maamul xumada ku habsatay iyo ka war la,aanta Gudiga

0 Visits: 1160 | Tuesday September 24, 2013 - 17:34:54
maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa Qaybtii 3aad

Read More »

Wasiir cukuse cadhadu waa maxay? Waa qalinkii c/risaaq hamed jamac

0 Visits: 1129 | Tuesday September 24, 2013 - 16:52:28
Xukuumada aad wasiirka katahay , mudane wasiir halshay baa ka dhiman oo ah, sida wax loo qiimeeyo

Read More »

featured