Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Dhalinyarada Shaqo Doonka ah iyo sheekooyinka xiisaha leh ee ay kala kulmaan xafiisyada dawladda Warbixin:Barkhad-ladiif M. Cumar

0 Visits: 1276 | Saturday November 09, 2013 - 20:21:36
Sidaa awgeed, waxa jirta labaatankii sano u dambeeyey dhalinyaro ka soo baxay jaamacaddo kala duwan kuwaas

Read More »

Waa nasiib daro wayn in caasimadii S/land madaxdii qaranka hadhka cad lagu rasaaseeyo dowladaa xilkeedi Gabtay, W.Q Abdiqani Salaf (kaptanka)

0 Visits: 1158 | Saturday November 09, 2013 - 20:15:29
Waxaa hore loo odhan jiray Somaliland laba ka xeeran xata wakhtigii dagaalada sokeeye wadanka ka socdeen dadka reer Somaliland dhaqan umay lahayn in madaxda iyo madaxda lalaayo iyo maatada biri ma gaydada ah oo labadaa xeerbaa ka yaalay, hadaan sida cinwaankaygu ka

Read More »

Dulaanka Xukuumada iyo Damanaanta Reer Saaxil

0 Visits: 1221 | Saturday November 09, 2013 - 20:02:53
By Maxamed C/raxmaan Salaan dhamaan warbaahinta madaxabanan

Read More »

WARAAQ FURAN OO KU SOCOTA PRESIDENT AHMED MOHAMED MOHAMOUD,Waxa Qoray Eng.Axmed Xaaji Maxamed Biixi(Qaybtii 2aad)Wasiirkii hore ee macdanta iyo biyaha Somaliland–

0 Visits: 1156 | Saturday November 09, 2013 - 07:57:38
6. Shiiqida Sahanka Jolojiyaqa(Shirinkage of Somaliland Geological Survey(SGS)) Wasaarada Macdanta iyo Tamarta waa wasaarad aad muhiim u ah oo uu xil kasaaran yahay baadhista

Read More »

waxa aana qalinka u qaatay manta waa arinka ama warka turxamaysan ee {TV QARANKU} waa murayada dalka

0 Visits: 1223 | Thursday November 07, 2013 - 20:22:20
asc wr wb waxan salaamayaa dhamaan hawl wadeenada xogreebnews.com- meel kasta oo aad ka la joogtaan dalka iyo dibadaba.. sigaar ah waxaan u salamayaa shacbi waynaha soomalilanders dalka gudihiisa iyo daafaha dibadaba. iga hooya salaam walaaltinimo.

Read More »

Siilaanyo:GabowdayeGuurtidakuBiir DEELEY DAREENLEY RAG ALLOW MADOOXAA MA DILAACIYAA NABAR,

0 Visits: 1363 | Wednesday November 06, 2013 - 16:25:20
Qormadii 21aadQalinkii Liibaan XajiFagadhe

Read More »

Saleebaan Gaal ma waxa kala weynaaday khilaafka Madasha iyo xukumada Siilanyo khilaafka xis

0 Visits: 1023 | Wednesday November 06, 2013 - 14:52:52
Saleebaan Gaal ma waxa kala weynaaday khilaafka Madasha iyo xukumada Siilanyo khilaafka xisbiga kulmiye gudihiisa! muxuu ku kala jeclaystay?

Read More »

WARAAQ FURAN OO KU SOCOTA PRESIDENT AHMED MOHAMED MOHAMOUD.WAXAA QORAY WASIIRKII HORE EE WASAARADA MACDANTA IYO BIYAHA ENG:AXMED XAAJI MAXAMED BIIXI Nov. 4, 2013

0 Visits: 1119 | Tuesday November 05, 2013 - 20:33:26
Sababta aan uga baxsaday 1974 Siyaad Bare rajiimkiisa, aniga oo ahaa Maamulaha (Chief Geologist) Somali Republic Geological Survey, waxay aheyd markii dhacdooyin badani igu dhaceen oo aan shaqadaydii wadanka uu hayey wadi kari waayey.

Read More »

Siilaanyo:Gabowdaye Guurtida ku Biir DEELEY DAREENLEY RAG ALLOW MADOOXAA MA DILAACIYAA NABAR

0 Visits: 1364 | Monday November 04, 2013 - 20:23:09
,Qormadii 20 aad Qalinkii Liibaan Xaji Fagadhe

Read More »

Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi Geesi Ku Sifoobay Hawlkar Iyo Wadaniyad

0 Visits: 1240 | Sunday November 03, 2013 - 19:45:17
Gudoomiye Muuse Biixi ayaa waxa uu ku suntan yahay shaqsiyaadka Haldoorka ah ee doorka weyn ka qaatay isla markaana

Read More »

siilaanyo nin dawee la leeyahay xalka doon la leeyahay danbi uu badh leeyahay!,

0 Visits: 1360 | Sunday November 03, 2013 - 16:16:44
tan iyo markii lamudeeyay in shirweynaha xisbiga kulmiye qabsoomi doono bisha December ayaa waxa ka muuqday madaxweyne siilanyo damac siyaasadeed oo uu ku rabo inuu xilka madaxtinimada Somaliland dib ugu soo noqdo damacaas oo aanu dareensiin saaxiibadii

Read More »

Hadduu Sii Go,ay Gudoomiyihii!!!. Qalinkii Liibaan dabayl

0 Visits: 1244 | Saturday November 02, 2013 - 21:18:55
Odaygii waxaa loo qoday xabaal aad uga durugsan meeshii ay beeshu daganayd Horor wuxuu ahaa guddoomiyaha beesha muddo kooban oo suldaankii beeshu safar tagay ka dib waxaa dhacday in uu odaygii horror ee gudoomiyaha sii ahaa uu geeriyooday, sida aad ka war

Read More »

Sinaan La’aanta iyo Siyaasad Xumada Axsaabta Qaranka Somaliland. Omer-sayid Eid Qalonbi

0 Visits: 1275 | Saturday November 02, 2013 - 20:57:05
Horumarka wadamada ama bulshooyinka caalamku ku talaabsadaan, marka la isku min-guuriyo waxaa ugu mihiimsan sadex dhinac, oo kala ah; Siyaasada, Dhaqaalaha iyo Arimaha bulshada. Sadexdaas tiir, ee aasaaska u ah horumarka bulshada waxaa laf-dhabar u ah Siyaasada, oo kala hagta dhamaan dhinacyada kala…

Read More »

Degmada Tog wajaale oo khatar ugujirta dabalaha jiilaalka oo sanadwalba galaafta guryobadan iyomalaayiinta doollar ee ganacsatadu haysato oo gabi kalaalaada–

0 Visits: 1184 | Saturday November 02, 2013 - 20:37:32
shalay saacadu markay ahayd 1.30 duhurnimo dab ayaa qabsaday guri kuyaal bariga degmada tog wajaale oo sababay inuu kushufbeelo aqal kuyaal bariga magaalada tog wajaale halkaana ay ku gubbteen gurigii iyo agabkii dhex yaalay iyadoo laga sabata bixiyey caruutii iyo

Read More »

Soo Dhawaynta Kacaanada Iyo Kacdoonada Kulmiye. W/Q:- Kamaal Sh Ismail Adem

0 Visits: 1200 | Saturday November 02, 2013 - 20:34:06
Wali waa bilaw oo ciyaartii may bilaabmi waxaa la isku diyaarinayaa sidii garoonka loo tagi lahaa oo ciyaartu u bilaabmato,laakiin waxaa jira dib u dhac ka yimid dhinaca kooxaha ciyaarta isku hirdiyi lahaa,haddaba waxaa maalmahan dhagaha kusoo badanayay is hasysiga iyo

Read More »

Qalwadii Kulmiye Mass baa galay Qodox baa-se hoos taal.

0 Visits: 1189 | Saturday November 02, 2013 - 20:29:45
Siyaasiyiinta Jamhuuriyada Somaliland ma laha ula jeedo ka durugsan ta aduunku u yaqaan keli-talis oo ku aroorta aragtida hogaamiyaha ugu sareeya.Waxaana lagu yaqaan inuu samaysto koox ula jeedadiisa u fulisa,kumana raagto cidii tareenka la socon kari waydaa ee wuu bedelaa isagoo ilaashanaya siduu kursiga…

Read More »

dadweynaha ku dhaqan degmada tog wajaale oo soo dhaweeyey shirkada socdaalka Bari iyo Galdeed oo Degmada Tog wajaale kafuratay xafiis

0 Visits: 1128 | Thursday October 31, 2013 - 19:40:46
cusub oo umada ufudaydiya isusocodka gobolada iyo degmooyinka iyada dadka danyarta ah ee hargaysa ama gobolada kale ee somaliland dani kag xidhanto ay ku adkayd inay usafraan intanay iman shirkada cusub ee socdaalka bari iyo galbeed waxaa dadweynaha Gobolka Gabiley hore

Read More »

Laamiga Isku Xidha Berbera Iyo Hargeysa Laami Karaahiyo Ahaa Oo Kumannan Qof Oo Mudan Ah Qaba , Iyo Laba Socdaal Oo Aad iigu Kala Duwanaa Oo An Ku Maray 2 Jeer. Faallo: Weriye Mustafe Teacher

0 Visits: 1213 | Thursday October 31, 2013 - 19:17:26
Waddooyinku waxay ka mid yihiin Quruxda iyo Astaamah Dawlad kasta iyo Dal walba ugaar ka ah, waxana waddan kasta waddanka uu ka waddooyin wacan yahay lagu tilmamaa inu ka horumarsan yahay dhinacyada Bilicda iyo Baaxadda inta ba.

Read More »

La-dagaalanka Qalinka & Xoriyatul Qowlka

0 Visits: 1098 | Wednesday October 30, 2013 - 20:38:57
Waxa baryahan danbe si xawliya isku soo taraysay cabudhinta, cago juglaynta, cadaadinta,cuno qabataynta jeebaynta, shirqoolida, iyo waliba hanjabaadaha lagula kacayo qalinlayda...... Cabso iyo carjuuqdhiyo

Read More »

Hambalyo Meher Wacan.

0 Visits: 1825 | Wednesday October 30, 2013 - 16:01:23
Gudoomiyaha Ururka Horumarinta Iyo Daraasadka Somaliland Ee SODRA Ahmed Mohamed Shaqalle Iyo Dhamaan Xubnaha Golaha Sare{BOD}Ee ururku

Read More »

featured