Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Isuduwaha Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Ee Gobolka Saaxil Waxaan leeyahay Ma Gaadhid Gudoonka Gobolka Ee Caga-dhigo!.

0 Visits: 1069 | Tuesday November 19, 2013 - 19:15:16
Isuduwaha Wasaarada Diinta iyo Awqaafta ee Gobolka Saaxil Saleebaan ayaa waxa uu leeyahay magacyo baddan iyo awoodo ka baxsan shaqadiisa,taas oo uu ugu hanjabo masuuliyiinta dawlada ee xilalka ka haysa Gobolka Saaxil.

Read More »

Asqowga Xukuumada siilaanyo, Guulwadaynta labada gudoomiye ku xigeen ,iyo sharciga uu cuskanayo Cabdiraxmaan Cirro waa kaaf iyo kala dheeri

0 Visits: 1039 | Tuesday November 19, 2013 - 19:00:35
Qalinkii: Khadar Cabdi Xassan (Khadar Gureyte),khadar

Read More »

Madaxtooyada oo markay ku guuldaraysatey aqlabiyaddii codka guddi hoosaadyada bilawdey isku dirka shirguddoonka iyo qarandumisnimo

0 Visits: 1083 | Tuesday November 19, 2013 - 18:55:09
xildhibaanadu waxay ka taliyeen aayahooda iyo kan qaranka somaliland waxayna doorteen guddoomiyeyaal guddi hoosaadyo oo qiimo leh, taaso ka sasisay madaxweynaha iyo xukuumadiisa oo lacag badan ku bixiyey

Read More »

in aan taageersanahay shirka qaran insha allah sinayona maal lacageed–

0 Visits: 1184 | Monday November 18, 2013 - 20:54:51
in aan taageersanahay shirka qaran insha allah sinayona maal lacageed–

Read More »

Ma-waxa Lamoodayey Mise Waxay Noqdeen. W/Q: Ibraahim Cige Iidle

0 Visits: 1134 | Monday November 18, 2013 - 20:49:59
Markaan Dib u eegno waayihii isa soo daba yaalay waxa soo if baxaya Xanuuno Daneed, Waxaana aynu ahayn umad ahaan Umad qiyam & dhan leh oo sifiican u taqaan cidwaliba cida

Read More »

Wasiir Xagle Toosiye oo Ku Soo Koobay Shaqadii Wasaarada Caafimaadka Kaliyta Fulinta Mashruuca Talaalka….

0 Visits: 1012 | Monday November 18, 2013 - 20:44:14
Dadweynha ku dhaqan Caasimada Magaalada Hargeysa oo Si Ba'an uga Deyriyay adeeg xumada Dhakhtarka Weyn ee Magaalada Hargeysa, Dhakhtarka oo ay ka muuqato dayac la'aan farabadan ayaa ay la'wadaagaan dhamaan Goobaha Caafimaad ee Gobolada wadanka. Dadweynaha ayaa ah

Read More »

Waa Kuma Prof. Axmed Maxamed Biixi–

0 Visits: 1166 | Monday November 18, 2013 - 19:36:22
Manaasib badan oo laga rabey PhD ama u dhigma (equivalent) ayuu qabtay. Axmed Biixi waa khabiir caalami ah. Waxuu ahaa maamulaha Sahanka Jolojiyada(Chief Geologist) ee Somaalia, wuxuu

Read More »

taagerro shirka talada qaran u fidiinaayo taageersanahyna–

0 Visits: 1112 | Sunday November 17, 2013 - 16:05:21
MAGACAYGUNA YHAY laki cabdi cali degana wadanka maraykanka gobolka sanfrancisco ahna taageere xisbiga NEW UCID inan ugu baqaayo lacag aduun dhan 10.000$ (tobankun oo dollar) waxan uso jeedinaya qurbo joogta inay taageeran oo hiil iyo hooba la garab istagaan

Read More »

Hambalyo Dhalasho Wacaan

0 Visits: 1363 | Saturday November 16, 2013 - 20:24:12
Dhamaan Masuuliyintasi Xeer ilaaliye Mowliid Cabdi Muse,Mareye Ku Xigenka Korontada Somaliland Cabdilaahi Yusuuf Cilmi,Garsore Asad Nuur

Read More »

Reernimada Saleeban Gaal, Labac Labacda Siilaanyo, Laba Wajiilaynta Kaahin, Miyir La?aanta Muuse

0 Visits: 1505 | Saturday November 16, 2013 - 19:14:35
Akhrirstayaal dhamaantiin waad salaamantihiin, ma ihi nin aad ugu heelan wax ku qorista mareegaha, ee waxaan ku koobnaa uun Akhristayaasha qaayaha le, laakiin waxaan maanta u qaatay qalinka, mushkiladda laga abuurayo dalkeenii ee waliba 4 nin oo 25 kii sano ee ugu

Read More »

Tacsi: Xildhibaan Baar Siciid Faarax Oo Walaalkeed Geeriyooday

0 Visits: 1120 | Saturday November 16, 2013 - 19:06:39
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), dhamaan xubnaha Hogaanka sare, Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe, Laamaha Dibadda iyo taageerayaasha

Read More »

Shirka Qaran Maaha Mid Loo Daba-Fadhiisanayo Muuse Biixi

0 Visits: 1114 | Saturday November 16, 2013 - 09:49:39
Shirka Qaran Maaha Mid Loo Daba-Fadhiisanayo Muuse Biixi

Read More »

Ina C/qaadir Oo Muuse Biixi Ka Waraysanaya Xaaladiisa Siyaasadeed Iyo Ta Kulmiye! (Q2–²aad)

0 Visits: 1147 | Saturday November 16, 2013 - 09:33:58
Ina c/qaadir; Waan ku salaamay gudoomiye, Muuse biixi; Sidoo kale Ex gudoomiye hore;

Read More »

BAKEYLAYAASHA CAAGA AH

0 Visits: 1116 | Saturday November 16, 2013 - 09:21:56
QalinkiiRoodaCusmaanMustawi

Read More »

Yaa Qaban Kara Shir Talo Qaran? Caarshe

0 Visits: 1147 | Friday November 15, 2013 - 19:54:23
Waxaa beryahan doodi ka taagnayd cida awood sharci u leh qabashada shir talo qaran, taasoo ay soo jeediyeen golihii aan sharciga ahayn ee la baxay wada tashiga iyo toosinta, ku waa soo markii ay shacabku ka hor yimaadeen yidhi, waxaanu ku wareejinay labada xisbi mucaarad ee

Read More »

Somaliland Ka Weyn Wax Qabaal Lagu Qaado.W/Q:Ibrahim Cige Iidle

0 Visits: 1105 | Wednesday November 13, 2013 - 21:24:51
Anagoo ka duulayna Xeer mujaahid, Axdigii 1aad ee 27 February 1991 ee barbara kadhacay ,kuna sahabsanaa isu soo hilawsiintii umada Dalka , Nabadaysiintoodii & isu soo diyaarintii aayo katashi ee umad ahaaneed , Axdigii 2aad ee 18 may 1991 ee gooni isku taagista Dalkan waxa soo ifbaxaya

Read More »

Hadii aanu naahay dhalinyarada Gobolka Togdheer waxaan canbaaraynaynaaa kana soo horjeednaa isku daygii dileed ee lagula kacay Mujaahidka Weyn Maxamed Kaahin Axmed–

0 Visits: 1156 | Monday November 11, 2013 - 21:53:34
Anagoo ah qeybaha kala duwan ee dhailnyarada gobolka togdheer waxaan si weyn uga xunahay falkii maanta lagula kacay mujaahidka weyn

Read More »

Musharixii ugu horeeyay ee isu soo sharaxa doorashada 2015 ee Golaha baarlamnka ee Somaliland Mr Saciid Cabdisamed Cudhey ee xusbiga UCID oo dhaleeceeyay falka foosha xun ee lagula kacay Mujaahid Maxamed Kaahin.

0 Visits: 1210 | Monday November 11, 2013 - 21:42:34
Mid ka mid ah musharixiinta u taagan Golaha baarlamaanka Ee Somaliland ee Sanadka 2015 Ee soo socda Musharax Siciid Cabdisamad Cudhay ayaa Ka hadlay Dhacdadii lagu bartimaameedsaday Gudoomiye Kuxigenka Labaad ee Xisbiga Kulmiye Md Maxamed Kaahin.

Read More »

Siilaanyo:Gabowdaye Guurtida ku Biir,DEELEY DAREENLEY RAG ALLOW MADOOXAA MA DILAACIYAA NABAR

0 Visits: 1254 | Sunday November 10, 2013 - 16:41:33
Qormadii 22 aad Qalinkii Liibaan Xaji Fagadhe

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI– oo Tacsi: u diray marxuum AXMED IBRAAHIM GUUNJE

0 Visits: 1226 | Sunday November 10, 2013 - 16:35:12
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Ahna

Read More »

featured