Maqaallo

Maqaallo
Recently added under this category

Qormadii 48-aad Qabyaaladeynta wadooyinku waa ku-raad-gadasho iyo weji cusub oo qaybi oo xukun ah.–

0 Visits: 1117 | Monday November 25, 2013 - 19:50:34
Waa taxanaheenii Dooh-Didibso-Sameyso-Qar-qarso ee idinkuna Doobir ii-dha !!. Waa taxanaheenii diidanaa damaca- dahsoon-danbas-uduuga-dir-sooca- iyo dilaalnimada ay xukuumadeenu caadeysatey.Waa taxanaheenii diidanaa doog-dhabasha-doogsin-cararka-daba-

Read More »

Cabdiraxman Cirro iyo Xisbigiisa Waxa ka Muuqda Bisayl Siyaasadeed

0 Visits: 954 | Monday November 25, 2013 - 19:13:12
aniga oo ah muwaadin reer somaliland ah, in badanna u fiirsanayey qaab ay xisbiyada iyo hogaamiyeyaashoodu u wajahaan hawlaha siyaasadeed ee horyaalla waxan fahmey in hadba sida ay hogaamiyeyashu u qaabeeyaani ay ku hagto waddada horumarka siyaasadeed ee xisbiga, haddii

Read More »

Tacsi Tiiraanyo leh Inaalilaahu Wa Innaa Ileyhi Raajucuun,

0 Visits: 1132 | Sunday November 24, 2013 - 22:05:16
Dhammaan qoyska Ilma Cali Xuseen Xirsi [Ilma Cali Darawal] oo ay ugu horeyso Hooyo Xaliimo Cabdi Xirsi iyo Caruurteeda oo kala ah Wariye Khadar Cali Xuseen [Shiine], Xasan Cali Xuseen

Read More »

Marwo Milgo Iyo Maamuus Mudan Haka Daalin Dhalinyarada Oo Hannaga Daalin Qallinkii: Maxamed Bushaaro

0 Visits: 1096 | Sunday November 24, 2013 - 18:52:33
Waxaan daawaday tv-ga madaxtooyadda laga hago oo laga aflagaadaynayo marwadda qaaliga ah ee Faadumo Siciid,iyagoo koox Dumar ahi ku baaqayaan in aanay Faadumo Siciid Gabiley tagi karin.cajiib!!!!!!!.

Read More »

Isbarbar dhigid hadaladii Siilanyo ee Talo-qaran Shalay markuu mucaaradka ahaa iyo maanta oo uu Kursiga ku fadhiyo

0 Visits: 978 | Sunday November 24, 2013 - 10:20:41
Assalamu alikum, dhageysta waa barnaamij ka waramaya Siilaanyo oo xilligii Riyaale dhirigalinaya in ummaddu iskugu timaado wadashati

Read More »

Soo dhawayntii Xirsi waxaa ka dhinaa Salaantii Qaranka iyo Baamboydii in loogu daro!

0 Visits: 1171 | Sunday November 24, 2013 - 10:10:54
waxay dhamaan reer Somaliland gudo iyo debedba is waydiinayaan soo dhaweynta intaas le,eg ee loo sameeyay wasiir xirsi oo ah xubin wasiirda dowlada siilanyo ka mid ah waxa uu ku mutaystay! hadaba tan iyo markii uu xilka la wareegay siilanyo

Read More »

Waran Cadoow ciddaa ad ogtahay ha la sugin Dooda Qaran ee hada sheeg

0 Visits: 1013 | Saturday November 23, 2013 - 19:47:59
Qalinkii :LibaanxajiFagadhe

Read More »

Muwaadin taageer Doodda Qaran

0 Visits: 1047 | Saturday November 23, 2013 - 19:24:28
Hargeisa(xogreebnews.com-Muwaadin dooda qaran ee ay ku baaqeen xisbiyada mucaaradka ah i waxa weeye mid lagu dhisayo laguna toosinayo qaladaadka ku jira maamulkeena si uu u noqdo dalkeenu mid horumar

Read More »

Fadumo siciid Waxa Lagu Heystaa Kaalay Madaxtooyada Wadnahay Dhag Lee Ka Wada Qaadnee By Abdi Mustafe

0 Visits: 1172 | Friday November 22, 2013 - 22:25:39
Fadumo siciid Waxa Lagu Heystaa Kaalay Madaxtooyada Wadnahay Dhag Lee Ka Wada Qaadnee By Abdi Mustafe

Read More »

waxan shacabka cod dheer ugu so jeedinaya in xirsi iyo rag kale dood so fadhisin doono harvard university–

0 Visits: 980 | Friday November 22, 2013 - 16:37:49
asc aniga oo ah muwadinad u dhalatay somaliland waxna ka barata jamacada harvard university shaqalena ka ah xisbiga dimuqraadiga maraykanka waxan salamayaa shacbi weynaha somaliland ee kala jooga dal iyo dibad iyo saxafada xorta a

Read More »

Hamigii Cali Warancade iyo Taladii uuna waydiiyay ma Wasiir buu ku soo ururay?Caliyow Siilanyo iskuma hubtide yuu Ummada ku seejin!.

0 Visits: 1035 | Thursday November 21, 2013 - 20:48:55
Dardaarankii aanu ku siinay maalintii xilka aad tirsanaysay oo sabti ah jimcihii ka horeeyay waxaad ka dhigtay hal bacaad lagu lisay hadaan dib kuu xasuusiyo waxa uu ahaa xukuumada

Read More »

Ogaysiis Buugii Miisaanka Nolosha Ee Uu Qoray Abwaan Haldeeq

0 Visits: 992 | Wednesday November 20, 2013 - 19:54:57
Ogaysiis Buugii Miisaanka Nolosha Ee Uu Qoray Abwaan Haldeeq

Read More »

Aqoonta xirsi leeyahay waa ila intee ayay gaadhisan tahay insha allah waxan dood soo fadhisin doona xirsi iyo rag aan hubo inay umada masakiinta ah dhibaan oo idhaahdan aqoon ayanu leenahay–

0 Visits: 907 | Wednesday November 20, 2013 - 16:46:50
Aqoonta xirsi leeyahay waa ila intee ayay gaadhisan tahay insha allah waxan dood soo fadhisin doona xirsi iyo rag aan hubo inay umada masakiinta ah dhibaan oo idhaahdan aqoon ayanu leenahay–

Read More »

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis–

0 Visits: 1248 | Wednesday November 20, 2013 - 16:30:18
Dhammaan bulshada afka Somaaliga ku hadasha, gaar ahaan ummadda reer Somaliland, waxaanu ogeysiinaynaa in dhowaan ay hawadda soo gali doono shabaked ama mareeg cusub, taasoo la magac baxday www. Qumannews.com,

Read More »

Baashe wuxuu ilaabey inuu golaha ku soo galay ISXAMBAAR

0 Visits: 1056 | Wednesday November 20, 2013 - 16:25:53
Salaam qiimo leh ka dib run ahaantii ma ihi dadka ku badan warbaahinta iyo wax ku qoristeeda inkastoo aan ahay muwaadin ku xidhan akhriska wararka dalka, sidaasoo ay tahay waxan shalay la yaabay markii aan warbaahinka ku arkey guddoomiye kuxigeenkii koowaad ee baarlamaanka

Read More »

Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiilada oo Doorashadii Guddi hoosaayada u saxeeyay guddiyadii is-doortay iyo Madaxtooyada oo karamadii ka riday ka dib markii ay yidhaahdeen kala hadal .

0 Visits: 932 | Wednesday November 20, 2013 - 16:20:07
Guddomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Wakiilada oo ku wehilanayay Guddoomiye Cirro inuu soo saaro liiska isku bedelka guddi hoosaayada ayaa hadana maanta warbaahinta horteeda ka sheegay inuu khaldmay taas oo fajac iyo anfariir ku noqotay dadweynaha reer Somaliland.

Read More »

DOODA QARAN EE XISBIYADA MUCAARADKA AHI QABANAYAAN WAA DARUURI

0 Visits: 1006 | Wednesday November 20, 2013 - 16:18:07
DOODA QARAN EE XISBIYADA MUCAARADKA AHI QABANAYAAN WAA DARUURI

Read More »

Cali Waran cadde oo Noqdey Siyaasiga ugu Hanka yar Somaliland

0 Visits: 1014 | Wednesday November 20, 2013 - 16:12:44
Cali Waran cadde oo Noqdey Siyaasiga ugu Hanka yar Somaliland

Read More »

Cali waran cadde: Ma Gudbe siyaasadeed

0 Visits: 1166 | Wednesday November 20, 2013 - 16:10:40
Marka ugu horeysa waxan salamayaa dhamaan warbaahinta somaliland waxan kale oo salan diiran u gudbinayaa warbaahinta madaxa bannaan.

Read More »

featured