Maqaallo
Maqaallo
Maqaallo
Maqaallo
Wasiirka Warfaafinta Cukuse waxa u karaamo roon inuu is casilo.Asalamu Calaykum dhamaan shacbi waynaha Reer Somaliland meelkastoy jooganba, in mudo ah sidaan warbaahinta kala soconay waxa jiray khilaaf maamul oo soo kala dhexgalay Agaasimaha TV qaranka, mr Khadar Cali iyo Wasiirka warfaafinta JSL Mr Cabdilahi Cukuse. khilaafkaasi oo salka ku haya musuq maasiq baahsan…Maxaa Sababay In Xukuumadu Shaqaale Weynaha Tv.ga Qaranka Ka Raacdo Mareeye Lagu Eedeeyey Musuq-maasuq?Qore:Axmed C/raxmaan MaxamedSaxaafadaay Carr juuq dheh,Xisbiyada mucaaridkoow carr ka baxa hargeysa. Saxaafadaay Carr juuq dheh,Xisbiyada mucaaridkoow carr ka baxa hargeysa.Marka hore waxa aan cambaaraynayaa falalka waxashnimada ah ay xukuumada Axmed-siiraanyo kula kacday saxaafada madaxabanaan iyo xisbiga cadaalada iyo daryeelka UCID.Waxa aan ugu baaqayaa inay sida ugu dhakhsaha badan u soo dayso weriyayaasha xabisiga xaqdarada ah lagula kacay.Waa inay ka jawaabtaa sharci…Wariye maslax salebaan sidde {koronto}ayaa ka dhiidhiyay xadhiga 4 wariye oo shalay lagu xidhay magaalada hargaysaWariye maslax salebaan sidde{koronto}DALKA WAA LA JOOGAA, SII DAAYAAY WARFIDIYADA,ISMAIL ABDILLAHI HANDULEHIsbarbar dhiga labadii maayar ee ukala danbeeyay xilka golaha deegaanka degmada beberaWaxaan halkan bulshada ugu iftiiminaynaa is barbar dhig aanu ku samaynayno labadii maayir ee u kala danbeeayay magaalada berbera .sida ay shaqada ku ahaayeen iyo shaqsiyadoodi iyo waliba dareenka bulshdu ka qabtoWasiirka Duulistu Oo Musuq-masuqi Ku Darsaday Qabyaalad Badheedh Ah:Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasaradda duulista maxamuud xaashi cabdi iyo hawada ayaa cadaystay in u si badheedh ah, u ula dhaqmo qar ka mid ah bulshada SomalilandIlaa Inta Dalka Somalia Ka Aqoonsanayo Passportka Somaliland, Koogana lagama aqoonsanayo SomalilandSomaliland waxba kuma waayayso joojinta Paspportka Somalia, waxay sii xoojjinaysaa qadiyada Somaliland. Ninka la yidhaa Cabdillahi GaafowBAAQA CANBAAREYNTA DAGAALKA TALEEXUrurka Qareenada Somaliland (SOLLA), waxa ay aad iyo aad u canbaaraynayaan dagaalka aan macanaha ku dhisneyn ee dadka wax ma garadka ahi ka wadaan Taleex, taas oo ay ku dhinteen dad shicib ah, qaar kalena ku dhaawacmeen isla marklaasna ay ku baabe?een hanti badani. WaxaSaldhiga Qudhacdher Ma Waxa u Noqday Saylada Dadka lagu Iibiyo....??Waxa u sii yar u yidhi waxan xasusta in walalkay lagu dilay 1994-tii dagmada Too nee Duleedka Hargeysa Waa Taliyaha Saldhiga Dagmada Maxamuud Haybe oo Lagu Magacabo Axmed Dacawo oo Siyar oo lama filan ah hadalkasi uga soo baxay,waaxan moodayey in dalkan Dagaladi ka dhacay ee Sukeeye laga heshiyey.SHAQAALAHA WASARADDA MADAXTOOYADA OO TACSI U DIRAY WARIYAHA GAARKA AH EE MADAXWEYNAHA Cabdilaahi Cali Suudi oo ah (Camera-man) ka Madaxweynaha ama Sawir qaadaha gaarka ah ee dhinaca Tv-ga u qaabilsan madaxweynaha1. Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane, Xirsi Cali Xaaji Xasan 2. Af-hayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane, Axmed Saleebaan (dhuxul) 3. Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi MadarDigniin Culus oo ku socta Wasiirka Duulista HawadaWasiir waxaa fiican marka qofka bina aadanka ah marka xilka loo dhiibo inuu dib u jaleeco , xilka loo igmaday taariikhdiisa,dhacdooyinkii, soomaray ,bulshada deegaanka degan waxa xaqloogu leeyahay waxaa adiga iyo maamulkaaga xaqlaguugu leeyahay.Dhamaan Qoyska Reer Boodhle Yuusuf Waxay Tacsi U Dirayaan Ehelkii iyo Qaraabadii Uu Kabaxay Marxuun Axmed Maxamed Aadan QaybeAabo Axmed Boodhle Yuusuf iyo Hooyo Xaliimo xaaji C/laahi ,Muna Axmed Boodhle , Mubaarik Axmed Boodhle , Siciid Axmed Boodhle , Cali Axmed Boodhle , C/khaalaq Axmed Boodhle ,Cabdale Axmed Boodhle ,Saynab Axmed Boodhle ,Umulkhayr Axmed Boodhle ,Tacsi - Geerida Axmed Maxamed Aadan (Qaybe)Aniga oo ku hadlaaya Magacayga Rashid Garuf, ka xaaskayga Sakin Ali Mire iyo dhamaan magaca reer Cabsiiye iyo magaca reer Ali Mire:Yaa Ka Faa’iiday Maqnaanshihii Wasiirka Madaxtooyada? Faallo: Maxamed Cumar SheekhSafarka wasiirku dalka kaga baxay ayaa waxa uu ku sheegay inuu waxbarasho heer jaamacadeed ah oo dalka Ingiriiska ah uga socoteeyay, imtixaankeedana geli doono iyo inuu jidadka Somaliland qaadhaan uga soo ururinayo muwaadiniinta dalka u dhalatay ee ku nool dalka Uk.“Shirka Doodda Qaran Waa la shirayaa, sharaf mooyiye, sharba kuu ma leh” Qormadii: 2aad Boobe"Shirka Doodda Qaran Waa la shirayaa, sharaf mooyiye, sharba kuu ma leh" Qormadii: 2aad BoobeQormadii 48-aad Qabyaaladeynta wadooyinku waa ku-raad-gadasho iyo weji cusub oo qaybi oo xukun ah.–Waa taxanaheenii Dooh-Didibso-Sameyso-Qar-qarso ee idinkuna Doobir ii-dha !!. Waa taxanaheenii diidanaa damaca- dahsoon-danbas-uduuga-dir-sooca- iyo dilaalnimada ay xukuumadeenu caadeysatey.Waa taxanaheenii diidanaa doog-dhabasha-doogsin-cararka-daba-Cabdiraxman Cirro iyo Xisbigiisa Waxa ka Muuqda Bisayl Siyaasadeedaniga oo ah muwaadin reer somaliland ah, in badanna u fiirsanayey qaab ay xisbiyada iyo hogaamiyeyaashoodu u wajahaan hawlaha siyaasadeed ee horyaalla waxan fahmey in hadba sida ay hogaamiyeyashu u qaabeeyaani ay ku hagto waddada horumarka siyaasadeed ee xisbiga, haddiiTacsi Tiiraanyo leh Inaalilaahu Wa Innaa Ileyhi Raajucuun,Dhammaan qoyska Ilma Cali Xuseen Xirsi [Ilma Cali Darawal] oo ay ugu horeyso Hooyo Xaliimo Cabdi Xirsi iyo Caruurteeda oo kala ah Wariye Khadar Cali Xuseen [Shiine], Xasan Cali Xuseen |
|