Share with your friends via email

"Qorshaha waxqabad ee Madaxweynaha Somaliland waxa Kow ka ah in la Kobciyo oo la dhiso Dekedaha Somaliland". Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng. Siciid Xasan Cabdiilahi,

"Waxan qirayaa inaad tahay Maareeyihii u Horeeyey ee indhihiisa kusoo arka waxan baahi-qabno, waxanad tahay Nin dhalinyaro ah, oo usoo jeeda dhismaha dekedaha dalkan". Maareeyaha Dekeda Saylac Siyaad Daahir Camuud

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip