Share with your friends via email

"Wadahadaladdii Soomaaliya Ma Dawlad Goboleed Buu Isku Badelay?. Haddii uu Run yahay Warkan aan maqlayo ee la leeyahay wafti ayeey Somaliland u diraysa caleemo saarka Jubbaland, waa munaafaqadii Ugu weyneyd ee Ina soo marta halka wiilasha iyo gabdhaha Xamar taga la.".Md. Jamaal Cali Xuseen

"Hadday hirgashana dalkii dawlad goboleed ayuu u xuubsiitay ee yaan cid danbe lala hadlin. Dal bilaa shacab ah Oo wax walba lagu dayey, wax walbana iska taageeraya. Haddii waftigaasi sidaa sameeyo Oo aanay dawladda Somaliland waxba ka qabanin wa

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip