Share with your friends via email

Wakiilkii Somaliland ee Ururka IGAD iyo Midawga Afrika oo Is-casilay iyo Sababaha uu Cuskaday oo Qaawiyey Siyaasadda Arrimaha Dibedda JS

Addis Ababa(Xogreebnews):- Wakiilkii Jamhuuriyadda Somaliland u qaabilsan ururka Midowga Afrika iyo IGAD danjire Aadan Muuse Jibriil, ayaa iska casilay xilkaas, isagoo banaanka soo dhigay sababaha keenay inuu xilkaas iska casilo.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip