Share with your friends via email

Wariye Moha Faarax Jire oo si Xeel-dheer uga Hadashay Isbedalada iyo Kacdoonka Itoobiya "..Dalkii oo dhan wuu kala xidhmay, caalamku waxuu isweydiinaya maxaa dhacaya? Ama wax looga qaban waayey? Gudahii dalkaaga iyo dadkaagu way mudaharaayaan? Waxa dadka qaar ku dhaliilayaan inaanu Md. Hailemariam". Wariye Moha Farah Jire

"Itoobiya waa dad aad dawladooda iyo xisbigoodu ugu adag yihiin, in qofkii dhaawac soo gaadhsiiya sumcada dalka iyo karaamadiisa la xisaabiyo.." Moha Faarax Jire.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip