Share with your friends via email

Sheekh Aadan Siiro oo Xukuumada uga Digay Inay Iibiso Xaafadaha Lanka Booliska, Kana Hadley Faashilka DP World. "..Dekedda Berbera Maanta waxa taagan Markabtii la soo saaray Dharkii Ciiddii Ramadaan...Halkee Adduunka lagu arkay, isha keliya ee aad leedahay Anigu aan Maamulo ee Adiguna halkaa fadhiiso?..". Sheekh Aadan Siiro.

"..Qolada meesha joogta waxaanu leenahay in badan baynu wada-hadalnay ee Saddexdaa bilood ee (Idiin hadhay) u kaadiya oo meeshaa isha ku haya, wax badan bay Ummadda u taraysaa.".

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip