Share with your friends via email

"XUKUUMADEENU INTAY HAATUF IYO HUBAAL XIDHAY AYEY FURATAY WARGEYS DADKU AY KU NAANAYSAAN XIRSI-TODAY CID WAL OO…..“Waligaaba Duug-Duug, Dusha Ubaxa Saar-Saar Doogtu Waa Halkeedii, Ilaa Imika Waxaanu Ognahay Inuu Siilaanyo Yahay Musharax Oo Nimankii Sawirka Muuse Biixi Cidii Ay Ku Arkaan Xidhaayey Inay Aayar Ka Tanaasulayaan Anigu Ma Filayo"”jamaal cali xuseen

Hargeysa(xogreebnews.com_— Musharaxa Madaxwaynaha UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa dhalanteed ku tilmaamay warka sheegaya inuu madaxwayne Siilaanyo ka tanaasulay musharaxnimadii

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip