Hargeysa(Xoriyonews)-tifatiraha shabkada xogreebnews.com wariye C/casiis Bashiir Nuur ayaa goor dhaeyd ciidamada booliska ee saldhiga Kilalku xabsiga u Taxaabeen, wariayaha ayaa waqtiga ay boolisku xabsiga u taxaabeen ku guda jiray hawl maalmeedkisii