Share with your friends via email

maayarka Gabiley Oo Hor Tagay Guddida Illaalinta Hantida Qaranka Wakiilada,Kana Hadlay Mooshin Ka Dhan Ah Oo La sheegay In Golihiisa Wado

Hargeysa(Xogreebnews)-Maayarka Degmada Gabiley Shucayb Maxamed Muuse, ayaa maanta Xarunta Golaha Wakiilada kulan kula qaatay Guddida ilaalinta Hantida qaranka iyo dabagalka Musuqmaasuqa. Kulanka ayaa guddidu xogwaraysi kala yeeshay Arimaha shaqadiisa

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip