Share with your friends via email

Koox xalay Soo Weerartay Xarunta Wargeyska Ogaal Ee Magaalada Hargeysa.

Hargeysa(xogreebnews.com-:- Koox hubeysan ayaa caawa soo weerartay Xarunta Wargeyska Ogaal ee Magaalada Hargeysa.isla markaana khasaare gaadhsiiyay qaar ka mida qalabka Wargeyska.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip