Share with your friends via email

Arjiilihii Sharciga Dadka Ku Dhiigmiiran Jiray Iyo Waayihiisa Miyiga Iyo Magaaloba Qaybtii 1-Aad Qalinkii Dabeecad AW Cismaan

Waa shaqsi xumaan xiqdi iyo weliba xaasidnimo Buuxisay wuxu caadaystay wax ka sheega dadka wanaagsan wuxu ku shaqaysta mihnada Arji qorista/nootayayste waa konton iyo dhowr jir ka dhacay nolosha oo ka'ab ka'ab hidaysanaya Dhaqan aan suubana

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip