Share with your friends via email

7 MAY SHIRKA KA DHICIDOONA LONDON Oo Laga Soo Saari Doono Taageerista Wada Hadalka Somaliland/Somaliya

London(xogreebnews)-Shirka ay dawladda Ingiriisku 7-da bishan May u qabanayso dawladda Somaliya, ayaa la filayaa in war-murtiyeedka laga soo saari doono lagu soo hadal qaado wada hadalada Somaliland iyo Somaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip