Share with your friends via email

Kooxo Hubeysn oo Maqaayad ku taalla Degmada Gaarisa ku toogtay dad fara badan kuwo kalena ku Dhaawacay

gaarisa (xogreebnews- Kooxo hubeysan ayaa xalay dad badan ku toogtay magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi-bari ee Kenya, iyadoo lix ka mid ah ay goobta ku geeriyoodeen, halka saddex kalena ay dhaawacyo soo gaaray u dhinteen.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip