Share with your friends via email

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo cambaareeyey Falkii ay Al-Shabaab ku joojinaysay Internetka,digniina u diray shirkadaha Isgaadhsiinta.

Muqdisho-(xogreebnews.com-Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cabdikarim Xuseen Guuleed ayaa cambaareeyey maleeshiyaadka Al-Shabaab dhawaaqidii ay ku sheegeen inay xanibayaan adeegyada internetka oo shacabku isticmaalo.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip