Share with your friends via email
Gudoomiyaha komishanka qaranka Gobolka Awdal Mudane Rashiid Xirsi Cali ayaa maanta eedayn culus kula dulkufay maamulka Gobolka Awdal oo uu sheegay in ay xafiiskii ay gobolka Awdal ku lahaayeen ku wareejiyeen ururka Haweenka qaranka Ee Now iyada oo aan laga soo wargalin.
borama(xogreebnews.com-Gudoomiyaha oo khadka telefoonka kula soo xidhiidhay shabakadan Caalamiga ah Ee BooramaOnline isaga oo ku sugan magaalada Boorama Ayaa waxa uu yidhi”Saaka uunbaan xafiiskii tag is idhi waxaanan ka arkay wax lala yaabo oo