Share with your friends via email

WARAAQ FURAN OO KU SOCOTA PRESIDENT AHMED MOHAMED MOHAMOUD.WAXAA QORAY WASIIRKII HORE EE WASAARADA MACDANTA IYO BIYAHA ENG:AXMED XAAJI MAXAMED BIIXI Nov. 4, 2013

Sababta aan uga baxsaday 1974 Siyaad Bare rajiimkiisa, aniga oo ahaa Maamulaha (Chief Geologist) Somali Republic Geological Survey, waxay aheyd markii dhacdooyin badani igu dhaceen oo aan shaqadaydii wadanka uu hayey wadi kari waayey.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip