Share with your friends via email

Laamiga Isku Xidha Berbera Iyo Hargeysa Laami Karaahiyo Ahaa Oo Kumannan Qof Oo Mudan Ah Qaba , Iyo Laba Socdaal Oo Aad iigu Kala Duwanaa Oo An Ku Maray 2 Jeer. Faallo: Weriye Mustafe Teacher

Waddooyinku waxay ka mid yihiin Quruxda iyo Astaamah Dawlad kasta iyo Dal walba ugaar ka ah, waxana waddan kasta waddanka uu ka waddooyin wacan yahay lagu tilmamaa inu ka horumarsan yahay dhinacyada Bilicda iyo Baaxadda inta ba.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip