Share with your friends via email

Wasiirka gaashandhiga Md.Axmed Xaaji Cali Cadami,ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in darajadii ciidanka loo qaybin doono maalinta ciida ee fooda inagu soo haysa.

Wasiirku waxa uu sheegay in dhamaan ciidamada dalka goobahooda kala duwan loogu gayn doono darajooyinkooda,isla markaasna goordanbe oo xalay ah laysla waafaqay fikirka guud ee bixinta darajooyinka iyada oo ay joogaan taliyaashii ciidamada oo dhan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip