Shirkadda Dahabshiil waxay bulshada Soomaaliyeed usoo qabatay, una haysaa dhammaan adeegyadii dadweynuhu ka heli lahaa dowlada, kuwaasoo isugu jirey Xawilaadaha lacagaha ee dalka dibediisa iyo gudahba iyo (Bank) Kaydinta lacagta, iyo sidoo kale war i