Share with your friends via email

Ganacsatada Jaadka Kenya oo shaaciyey Khasaare ka soo gaadhey Jaad loo wadey Somaliland oo Somalia Hawada ka celisay

Ganacsatada khaadka ama jaadka ee dalka kenya ayaa sheegay inay khasaareen kumanaan doollar kadib markii sida ay sheegeen diyaarad siday khaad dhan 13.6 tan oo u socotay magaalada Hargeysa ee Somaliland hawada laga soo celiyay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip