Wargeys: Neymar Oo La Tibaaxayo In Hishiis Gaar Ah Uu U Saxiixay Kooxda Barcelona

0
Tuesday March 26, 2013 - 12:22:20 in Ciyaaro by Super Admin
  • Visits: 4524
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wargeys: Neymar Oo La Tibaaxayo In Hishiis Gaar Ah Uu U Saxiixay Kooxda Barcelona

    Wargeyska Sport ee ka soo baxa dalka Spain ayaa xaqiijinaya in naadiga Barcelona ay soo afjareen hishiiska weeraryahanka reer Brazil ee kooxda Santos ee Neymar uuna ku ku biirayo kooxda marka uu u soo dhamaado hishiiska haatan uu kula joogo kooxda re

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wargeyska Sport ee ka soo baxa dalka Spain ayaa xaqiijinaya in naadiga Barcelona ay soo afjareen hishiiska weeraryahanka reer Brazil ee kooxda Santos ee Neymar uuna ku ku biirayo kooxda marka uu u soo dhamaado hishiiska haatan uu kula joogo kooxda reer Brazil .
Wargeyska ayaa in tilmaamaya in Neyrmar uu u u saxiixay Barcelona hishiis gaar ah taasi oo mudnaanta siineysa Barcelona in ay la hishiiyaan marka uu doorto in qaaradda yurub uu ka ciyaaro waxaana lagu wadaa in kooxdiisa Santos uu ka soo huleelo bisha June ee soo socota.

Wargeyskaan Sport ayaa shaaca ka qaadaya in Neymar uu u saxiixay Barcelona hishiis gaar ah bishii November ee sanadkii 2011-da taasi oo muujineysa in uu doonayo in uu xerto funaanada Barcelona .



Haddi ay dhacdo in Neymar uusan fulin hishiiskaas suuqa soo galay sanadkii hore waxa uu laacibka ku qasbanaanayaa in uu bixiyo lacag magdhaw ah oo aad u badan ,waxa uuna markaas noqonaaya xor oo kooxda uu doono ayuu ku biiri karaa maka ciyaaraha aduunka soo dhamaadaan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured