Cavani Oo Kubadda Cagta U Arka Ganacsi , Waxa Uuna Muujiyay In Diyaar U Yahay Dalab Waliba Oo U Yimaada.

0
Tuesday March 26, 2013 - 12:11:29 in Ciyaaro by Super Admin
  • Visits: 3443
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cavani Oo Kubadda Cagta U Arka Ganacsi , Waxa Uuna Muujiyay In Diyaar U Yahay Dalab Waliba Oo U Yimaada.

    Weeraryahanka kooxda Napoli Cavani ayaa tilmaamay in uusan xaqiijin karin in kooxda uu la sii joogayo xagaaga dambe inkastoo uu xusay in uu dareemayo farxad ah in uu joogo kooxdaas reer Italy .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weeraryahanka kooxda Napoli Cavani ayaa tilmaamay in uusan xaqiijin karin in kooxda uu la sii joogayo xagaaga dambe inkastoo uu xusay in uu dareemayo farxad ah in uu joogo kooxdaas reer Italy .
Cavani oo u waramayay saxaafadda Uruguay” kubadda cagta waa ganacsi , waan jeclahay Napoli iyo taageerayaashooda , balse kubadda cagta ma taqaan halka aad ka ciyaareyso xagaaga dambe tani waxa ay u laabaneysa rabitaanka kooxaha iyo go`aanka madaxa kooxda ” .

Kooxo waa weyn ayaa doonaya laacibkaan ku jira gool dhaliyaasha horyaalka Talyaaniga ee xiligaan isaga oo leh 20 gool , waxaana ugu cad cad kooxaha Chelsea , Man United , Real Madrid iyo Atletico Madrid kuwaasi oo ka baqaya in iyana uu ka huleelo weeraryahankooda Falcoa .



Dhawaan ayay aheyd markii madaxa Napoli sheegay in albaabada u furan yihiin Cavani haddii uu doonayo in kooxda uu ka huleelo , waxa ayna u muuqata in xagaaga dambe sii joogeyn kooxdaan reer Italy


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured