Beesha biciido ma sheegen karo sheikhsi dan leh wasiirka duulistuna waa nin ku haboon xilka waayo waxaa uu leeyey wax-qabad an cidi lahay”
Waxaa wax lala yaabo ah khiekhsi magacisa -been ah ku qooray qar ka mid
Beesha biciido ma sheegen karo sheikhsi dan leh wasiirka duulistuna waa nin ku haboon xilka waayo waxaa uu leeyey wax-qabad an cidi lahay” Waxaa wax lala yaabo ah khiekhsi magacisa -been ah ku qooray qar ka mid ah warbaahinta qarkood isla markaana ataagay wiil dhaliin-yaro ah kana shaqeeye wasaradda duulista iyo hawada sheikhsigaas oo uu dhadhamaayay nin xil-doon ah ayaa wiilkaas dhallin yarada ah ku aflagadeeyey wax-anuu shaqo ku lahayn,sidaas o ay tahay waxaannu ka diigayna in annu is ticmaali-karin shiekhsi daan-lehi magaca beesha biciido waxaanu raali gallin siinayna wasiirka duulista mudane Maxamed Xaashi Cabdi qofku markaa uu dan-leyay haddu ku cabaado tola”ay yaa reer hebeley waa ayaan-darro marka manta beesha siilaanyo ay isaa sii kal qaado aqoon laa”an waxaanu cadayna ah cida waxaas qoraysay in anay ahayn beeshaas waayo maha biciido ciid is-daba gaasha Gabo-gabadii waxaan ka digayna in aan la dhallilin xukuumadda siilaanyo: Beesha biciido ma sheegen karo sheikhsi dan leh wasiirka duulistuna waa nin ku haboon xilka waayo waxaa uu leeyey wax-qabad an cidi lahay” Qallikii Cabdi wali Jamaac Yasiin Burco/Somaliland
Leave a comment |
|
Beesha biciido ma sheegen karo sheikhsi dan leh wasiirka duulistuna waa nin ku haboon xilka waayo waxaa uu leeyey wax-qabad an cidi lahay”
Waxaa wax lala yaabo ah khiekhsi magacisa -been ah ku qooray qar ka mid